Wednesday, April 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliye ku-xigeenka Booliska iyo Taliyaha Booliska ATMIS oo ciidan Taraafiko ah tababar u xiray

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Taliye ku-xigeenka Booliska iyo Taliyaha Booliska ATMIS oo ciidan Taraafiko ah tababar u xiray
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliye  ku-xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Cusmaan Cabdulaahi Maxamed (Kaniif) iyo Taliyaha Booliska ATMIS, Commissioner CP. Hillary Sao Kanu, ayaa maanta Akademiyada Booliska Soomaaliyeed ee Sareeye Guuto. Kaahiye tababar ugu soo xiray Ciidanka Qeybta Nabadgalyada Waddooyinka (Traffico) oo tababar ku qaadanayay.

Ciidankan ayaa la baray Hagidda Gaadiidka, Calaamadaha Waddooyinka, Cabirka Shilalka, Diyaarinta Gal-dacwadeedyada, Xeerka Nabadgalyada Waddooyinka iyo Anshaxa Ciidanka.

Related posts

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Switzerland u qaabilsan Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Switzerland u qaabilsan Soomaaliya

April 8, 2026
Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay UNTMIS si loo dardargeliyo geeddi-socodka kala-guurka

Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay UNTMIS si loo dardargeliyo geeddi-socodka kala-guurka

April 8, 2026

Tababarada nuucaan ah ayaa sii socon doona si loo hufo tayada Ciidanka Nabadgalyada Waddooyinka ee Booliska Soomaaliyeeed.

Previous Post

Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka XFS oo ka hadlay doorka Wasaaradda ee xasilinta

Next Post

Muqdisho: Hay’adda SoDMA oo dhaawacyo dad rayid ah ka soo daabushay magaalada Baardheere

Next Post
Muqdisho: Hay’adda SoDMA oo dhaawacyo dad rayid ah ka soo daabushay magaalada Baardheere

Muqdisho: Hay’adda SoDMA oo dhaawacyo dad rayid ah ka soo daabushay magaalada Baardheere

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Switzerland u qaabilsan Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Switzerland u qaabilsan Soomaaliya

April 8, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil  - Fartaag, ayaa xafiiskiisa kulan muhiim ah kula yeeshay...

Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay UNTMIS si loo dardargeliyo geeddi-socodka kala-guurka

Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay UNTMIS si loo dardargeliyo geeddi-socodka kala-guurka

April 8, 2026
0

Muqdisho, 8 Abriil 2026 Mudane Cali Maxamed Cumar, Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa kulan...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo kormeer ku tegay xarunta maamulka Baydhabo

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo kormeer ku tegay xarunta maamulka Baydhabo

April 8, 2026
0

Baydhabo, Abriil 08, 2026: Hoggaamiyaha ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa kormeer shaqo...

Wasaaradda Shaqada XFS oo qabatay kulan ku saabsan isku-dubaridka Mashruuca BAXNAANO

Wasaaradda Shaqada XFS oo qabatay kulan ku saabsan isku-dubaridka Mashruuca BAXNAANO

April 8, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya – 8 Abriil 2026 Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta qabatay kulan muhiim...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In