Thursday, February 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliye ku-xigeenka Booliska oo kormeeray ciidamo tababar uga socda Akademiyada Jeneraal Kaahiye

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Taliye ku-xigeenka Booliska oo kormeeray ciidamo tababar uga socda Akademiyada Jeneraal Kaahiye
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliye ku-igeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed,Sareeyo Guuto Cusmaan Cabdulaahi Maxamed (Kaniif) ayaa salaan sharaf ka qaatay cutubyo ciidan oo tababar cusbooneysiin iyo dhiboow ah ugu jira Akademiyada Booliiska ee Jeneraal Kaahiye.

Ciidanka ayaa loo tababaraya sidii ay uga qayb qaadan lahaayeen sugida amniga iyo xasiiloonida dalka, waxaana ay qayb ka yihiin ciidamada muddooyinkii danbe loo diyaarinayay ka mid noqshada ciidanka Booliska Soomaaliya.

Related posts

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 25, 2026
Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

February 25, 2026

Taliye ku-xigeenka ciidanka Booliska ayaa ciidamada kula dardaarmay in marka uu tababarka u dhamaado  ay si hufan u gutaan waajibaadka shaqo ee loo igmaday.

Previous Post

Wasaaradda Amniga XFS oo awaamiir adag ka soo saartay hubka aan sharciyeysneyn

Next Post

Shirka Golaha Wasiirada Jubbaland oo looga hadlay howlgallada ka socda Jubbada Hoose “SAWIRRO”

Next Post
Shirka Golaha Wasiirada Jubbaland oo looga hadlay howlgallada ka socda Jubbada Hoose “SAWIRRO”

Shirka Golaha Wasiirada Jubbaland oo looga hadlay howlgallada ka socda Jubbada Hoose "SAWIRRO"

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 25, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

February 25, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyeyaasha Talisyada Ciidanka, Kaaliyaha...

Danjire Cabdinuur oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxda Azerbaijan

Danjire Cabdinuur oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxda Azerbaijan

February 25, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Azerbaijan, Mudane Cabdinuur Daahir Fiidow, ayaa gudbiyay nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsigiisa....

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la afuray shaqaalaha Xafiiska

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la afuray shaqaalaha Xafiiska

February 25, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo kulan afur ah la qaatay howlwadeennada iyo shaqaalaha Xafiiska...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In