Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyihii hore Ciidanka Xoogga Gen indha qarshe oo Shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay la shaqeeyaan heya’addaha amniga.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
3 years ago
in Wararka
0
Taliyihii hore Ciidanka Xoogga Gen indha qarshe oo Shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay la shaqeeyaan heya’addaha amniga.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyihii hore ciidanka xoogga dalka Genaraal Daahir Aadan Cilmi( Indha qarshe) oo u waramay warbaahinta qaranka ayaa ka hadlay hawlgalada dalka looga xoraynayo kooxaha khawaariijta,guullaha ciidanka xoogga iyo kuwa dib u xoraynta deegaannadu ka gaareen jiiddaha hore ee dagaalka isagoo bogaadiyey guullaha is daba joogga ah ee sida joogatadda ah u gaarayaan ciidamada xoogga oo kaashanaya kuwa dib u xoraynta deegaannada.

Gen indha qarshe ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay la shaqeeyaan qaybaha kala duwan ee Heya’addaha amniga si guul looga gaaro dagaalka ka dhanka ah kooxaha khawaariijta” qofkastaa waa inuu halkiisa ku noqdaa Boolis,qofkastaa waa inuu halkiisa ku noqdaa Nabadsugid isagoo soo wargelinaya Heya’addaha amniga” ayuu yiri taliyihii hore ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed.

Related posts

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026

Kooxda khawaariijta ayaa la gaarsiiyey jab xooggan kaas oo ay kala kulmeen hawlgalada aan kala joogsiga lahayn ee ay ku ekeeyeen ciidanka xoogga oo kaashanaya shacabka Soomaaliyeed iyo ciidamada dib u xoraynta deegaanada,gobolada Shabeellaha dhexe,Galmudug,Hiiraan,Galguduud iyo Shabeellaha hoose ayaa khasaarihii ugu badnaa lagu gaarsiiyey kooxda khawaariijta iyadoo laga xorreeyey deegaannadii ugu badnaa oo ay mudo ka badan 10 sanno ku dhibaatayn jireen shacabka Soomaaliyeed.

Previous Post

Ra’iisal wasaaraha XFS oo ka hadlay ciribtirka Khawaarijta iyo masuq-maasuqa

Next Post

Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo xilka la wareegay

Next Post
Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo xilka la wareegay

Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo xilka la wareegay

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In