Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Tartan Kubada Cagta ah oo lagu maamusayo bisha Ramadaan oo lagu qabtay Dalka South Africa “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Tartan Kubada Cagta ah oo lagu maamusayo bisha Ramadaan oo lagu qabtay Dalka South Africa “SAWIRRO”

????????????????????????????????????

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tartan cayaareedkaan lagu maamuusayay bilasha bisha Ramadan ee barakeysan oo ay soo abaabuleen xafiiska hidaha iyo tacliinta ee Safaaradda Soomaaliyeed ee Koonfur Afrika iyo Ururka dhallinyarada Qaranka Soomaaliyeed ayaa waxaa ka qeyb galay afar kooxood oo ka dhisan magaalada Pretoria.

Kulan cayaareedkaan oo ay kooxaha ka qeybgalaya wada cayaareen munaasabadii furitaanka aheyd ayaa waxaa ka hadlay qaar ka mid ah kabtanada iyo maamulayaasha kooxaha ka qeyb qaadanaya tartan ciyaareedka Ramadaanka inta uu socdo.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026

Guddoomiyaha Ururka Dhalinyarada Qaranka Soomaaliyeed ee Koonfur Afrika mudane Xarbi Cabdi Xasan kana mid ahaa maamulayaasha mid ka mid ah kooxaha ka qeyb qaadanaya tartan ciyaareedka Ramadanka ayaa sheegay inay ku faraxsan yihiin inuu ufurmo tartankan, uuna rajeenayo inuu guul ku dhamaado haddii alle yiraahdo, wuxuuna si gaar ah ugu mahadceliyay Safaaradda Soomaaliyeed oo iyadu gacan kasiisay inuu uqabsoomo koob ciyaareedkaan Ramadaanka.

Uqeybsamaha Xafiiska Hiddaha iyo Tacliinta Safaaradda Soomaaliyeed ee Koonfur Afrika mudane Cabdi Xalane Xirsi oo ka hadlay furitaanka tartan ciyaareedka Ramadaanka magaalada Pretoria ee caasimada dalka Koonfur Afrika ayaa sheegay inay cayaaruhu muhiim uyihiin dhalinyarada sidii ay isku fahmi lahaayeen, ka safaaradda ahaana ay garab taagan yihiin mar walba wax la qabashada da’yarta iyo jaaliyadda Soomaaliyeed ee Koonfur Afrika.

Tartan Ciyaareedkaan Kubadda Cagta ee lagu maamuusayo bisha Ramadan ee Barakeysan ayaa lagu wadaa inuu soo gabagaboobo dabayaaqada bishaan Soon, lana abaalmariyo kooxaha ku guuleysta kaalmaha hore.

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????
????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

C/laahi Qorshe

Warbaahinta Qaranka South Africa

Previous Post

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo $500,000 gudoonsiiyay shirkadda dhiseysa waddada Wadnaha “SAWIRRO”

Next Post

Tartamayaasha degmada Kismaayo oo caawa u soo gudbay Wareega labaad “DHAGEYSO+SAWIRRO”

Next Post
Tartamayaasha degmada Kismaayo oo caawa u soo gudbay Wareega labaad “DHAGEYSO+SAWIRRO”

Tartamayaasha degmada Kismaayo oo caawa u soo gudbay Wareega labaad "DHAGEYSO+SAWIRRO"

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In