Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tartan Sport oo loo qabtay maxaabiista Xabsiga dhexe ee Xamar

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Tartan Sport oo loo qabtay maxaabiista Xabsiga dhexe ee Xamar
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xabsiga dhexe ee Xamar ayaa gelinkii dambe maaanta waxaa lagu soo gebagebeeyay   koob loogu   magacdaray dhiiragalinta maxaabiista ku xiran xabisga waxaana  uu socday mudo laba bil ah iyadoo ay  ku tartameen  16 Naadi oo laga soo xulay  maxaabiista ku xiran xabsiga.

Ciyaarta oo  ahayd mid   aad u xiisa badan oo labada koox ay  midba mida ka dabeyso ay hardan ugu jirto sidii ay ugu guulesan lahayd,waxaana goob joog ka ahaa mas’uuliyiin ay kamid ahaayeen xeer ilaaliyaha guud ee qaranka, taliyaha ciidanka Asluubta iyo mas’uuliyiin kale.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026

Waqtigii ciyaarta loo qorsheeyay in ay socoto ayaa waxaa ay key soo idlaatay goolal la’aan waxaana loo baahday in loo dhigo rigooriyaal ama gool ku laad sidaas ayaana lagu kala saaray labada koox.

Taliayha Ciidanka Asluubta Somaaliyeed sareeyo gaas Bashiir Maxamed Jaamac “Bashiir Goobe” oo hadalo   dhiirigelin iyo  bogaadin ah u jeediayay  dhalinyaradda ku xiran  Xabsiga dhexe ayaa sheegay in dhowaan la bilaabi doono qalab ay key shaqeeyaan maxaabiista.

“Waxaa naga go’an meeshaan in aysan noqon meel dadka lagu ciqaabo,qofka dambi wuu geli karaa laakiin haddii uu meeshaan yimaado waa in uu noolaado waa qof insaan ah, mar dhow waxaan idin soo dirney beri ayaa filayaa in la idin qeybin doono waxaa key yaala warqadda qof kasta aqoonta uu leeyahay ayuu key shaqeyn doonaa”. Ayuu yiri Janaraal Bashir Goobe.

Xeer ilaaliyiha guud ee qaranka Dr Axmed  Cali Daahir ayaa kula dardaaramay  dhalinyaradda ku xiran xabsiga dhexe isagoo sheegay in loo baahan yahay in ay ka faa’ideystaan qof kasta aqoonta uu leeyahay inta uu meeshaan joogo.

“Aad baan ugu faraxsanahay in aan idin la kulmo si nabadgeliyo ah anagoo mas’uuliyiinta qaranka ah adigoo na dhageysanay waxaa aad tihiin dadka Soomaaliyeed  oo aan wada noolaan karno”. Ayuu sheegay Dr Axmed.

Previous Post

Xarunta Hanuuninta iyo Daaweynta  kutalax-tagga Diinta oo laga furey Muqdisho

Next Post

Madaxweynaha oo shir guddomiyay shirka hoggaamiyeyaasha dalalka ay ciidammada ka joogaan Soomaaliya {SAWIRRO}

Next Post
Madaxweynaha oo shir guddomiyay shirka hoggaamiyeyaasha dalalka ay ciidammada ka joogaan Soomaaliya {SAWIRRO}

Madaxweynaha oo shir guddomiyay shirka hoggaamiyeyaasha dalalka ay ciidammada ka joogaan Soomaaliya {SAWIRRO}

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In