Thursday, March 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Turkiga oo ku adkaysanaya Mowqifkiisa Caalamiga ah ee ku salaysan soo Saarida Gaaska Dabiiciga ah.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
6 years ago
in Wararka
0
Turkiga oo ku adkaysanaya Mowqifkiisa Caalamiga ah ee ku salaysan soo Saarida Gaaska Dabiiciga ah.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Turkiga ayaa dadaal dheer ugu jira inuu u tallaabsado marxalad adag oo dhinaca tamarta ku salaysan, isagoo bilaabay soo saarida 320 bilyan oo mitir cubic oo gaaska dabiiciga ah sida ay sheegeen khubarada dhaqaalaha iyo khubarada tamarta ee dalkaasi Turkiga.
Goobta gaaska dabiiciga ah uu Turkigu kasoo saarayo ayaa ku talla badda Minitraneian-ka taasoo uu sheegay inay faa’iido weyn u tahay sare u kaca dhaqaalaha isla markaana uu kamid noqonayo wadamada ku hawlan dhoofinta gaaska dabiiciga ah.

Sida ay shaacisay Dawladda Turkiga wax soo saarka sanadlaha ah ee Turkigu ka samayn doono ee gaaska dabiiciga ah ayaa lagu sheegay  473.8 milyan oo mitir cubic, taasoo abuuri doonta dhaqaale awood leh oo ku dhici doona gacanta DawladdaTurkiga.

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda arrimaha gudaha oo dib u magacawday maamulka gobolka Bakool

March 25, 2026
Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

March 25, 2026

Dhinaca Turkiga ayaa wajahaya caqabado adag oo durba kaga yimid  dalalka deriska laah oo uu kamid yahay Giriigu, isagoo ku andacoonaya in aysan jirin sharciyad ogolaanaysa in Dawladda Turkigu ay kaligeed ka faa’iidaysato khayraadka baddaas, balse loo baahan yahay in wada hadal iyo is fahan laga gaaro.

Balse Dawladda Turkiga ayaa dhankeeda ku adkaysanaysa inay sii xoojin doonto mowqifkeeda ku aadan soo saarista gaaska dabiiciga ah isla markaana aysan cidna u daba fariisan doonin qaybta ay ku leedahay badda Minitraneian-ka.

Previous Post

Maamulka degmada Cadaado ayaa howla nadafadeed ka sameeya duleed magaalada Cadaado”Sawirro”.

Next Post

Danjiraha JFS ee Suudaan oo la kulmay wasiiru dowlaha Arrimaha dibadda dalkaasi

Next Post
Danjiraha JFS ee Suudaan oo la kulmay wasiiru dowlaha Arrimaha dibadda dalkaasi

Danjiraha JFS ee Suudaan oo la kulmay wasiiru dowlaha Arrimaha dibadda dalkaasi

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda arrimaha gudaha oo dib u magacawday maamulka gobolka Bakool

March 25, 2026
0

Wasaaradda arrimaha Gudaha dowladda FS ayaa dib u magacawday xubnihii maamulka gobolka Bakool, kan degmada Xudur iyo golaha deegaanka degmadaas.

Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

March 25, 2026
0

Madaxa Qiimeynta iyo Kormeerka, Prof: Maxamed Cilmi Guure, ahna Xiriiriyaha Soomaaliya ee Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika (CAADP)...

Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay gunaanadka barnaamij la xiriiray horumarinta amniga

Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay gunaanadka barnaamij la xiriiray horumarinta amniga

March 25, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qaybgalay munaasabadda gabagabada barnaamijka Xoojinta Qaabdhismeedka Amniga Qaranka, oo lagu soo...

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

March 25, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In