Qaban qaabada soo dhaweynta Madaxweynaha DFS ayaa ka socota Deegaanka Balanbale ee Gobolka Galguduud ee bartaamaha soomaaliya.
Wasiir ku xigeenka Wasaarada Warfaafinta ee Dowlad Goboleedka Galmudug C/raxmaan Heeloos oo lahadalay radio muqdisho ayaa sheegay in diyar garow xoggan laga dareemayo Degaanka Balanbale.
waxana uu kulmo la qadan doona masuuliyinta degaanka Balanbale ee Goboolka Galgaduud.
sido kalan usii gudibi doono degaanada ay kamid yihiin Xeraale iyo Cabud waaq iyaado la filayo in uu dib ugu labto magaalada Cadaado.
Halkaan hoose ka Dhageyso Codka Wasiir ku Xigeenka Warfaafinta Galmudug