Thursday, March 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Caalamka

Uganda oo shaacisay tirada kiisaska Fayriska Corona ee dalkeeda laga helay

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Caalamka, Wararka
0
Uganda oo shaacisay tirada kiisaska Fayriska Corona ee dalkeeda laga helay

Uganda oo shaacisay tirada kiisaska Fayriska Corona ee dalkeeda laga helay

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha dalka Uganda, Yoweri Museveni ayaa ka warbixiyay tirada kiisaska Fayriska Corona ee dalkaas laga helay , waxaana uu sheegay in tirada la diiwangaliyay ay gaartay 48.

Dadkii ugu dambeeyay ee laga helay fayriska ayaa ah saddex qof oo shaley wasaaradda caafimaadka ay ka heshay xanuunka safmarka ah ee COVID-19.

Related posts

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

March 26, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo xilalka ka qaaday laba Wasiiru Dowle

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo xilalka ka qaaday laba Wasiiru Dowle

March 26, 2026
Madaxweynaha dalka Uganda, Yoweri Museveni

Madaxweyne Museveni ayaa xusay in saddexda qof ee ugu dambeyay ee laga helay xanuunka COVID-19 labo ka mid ah ay ka yimaadeen dalka iskutaga imaaraadka Carabta halka qof kalena uu ka yimid dalka Maraykanka.

Madaxweynaha Uganda oo khudbad u jeedinayay dadweynaha ayaa ugu baaqay in ay la qaato farrimaha ka soo baxaya wasaaradda caafimaadka ee ku aadan sidii loola dagaallami lahaa feyriska Corona.

Madaxweyne Museveni ayaa amaray in la joojiyay isku imaadyada goobaha dadweynaha, gaadka, in la xiro dhammaan dukaamada iyo goobaha dumarka isku qurxiyaan mudd 14 cisho si loo yareeyo faafitaanka Fayriska COVID-19.

Tags: Uganda oo shaacisay tirada kiisaska Fayriska Corona ee dalkeeda laga helay
Previous Post

Trump oo sheegay in uusan xirindoonin waxyaabaha looga hortago cudurka Caronavirus

Next Post

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida oo xukuno kala duwan ku riday eedeysanayaal loo haystay dilkii marxuum Shaafici Cabdi Xaaji

Next Post
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida oo xukuno kala duwan ku riday eedeysanayaal loo haystay dilkii marxuum Shaafici Cabdi Xaaji

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida oo xukuno kala duwan ku riday eedeysanayaal loo haystay dilkii marxuum Shaafici Cabdi Xaaji

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

March 26, 2026
0

Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo dhidibada u aasaya hannaan wadatashi siyaasadeed oo joogto ah....

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo xilalka ka qaaday laba Wasiiru Dowle

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo xilalka ka qaaday laba Wasiiru Dowle

March 26, 2026
0

Muqdisho, Khamiis, 26 Maarso 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilalkii ka qaaday...

Taliyaha CXDS oo booqday Askartii kusoo dhaawacantay dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta

Taliyaha CXDS oo booqday Askartii kusoo dhaawacantay dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta

March 26, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa booqasho ugu tegay askartii ku soo dhaawacantay dagaallada ka dhanka...

Wasiiru Dowlaha Cadaaladda iyo Taliyaha Cusub ee Ciidanka Asluubta oo Kormeer ku tagay Xarunta taliska

Wasiiru Dowlaha Cadaaladda iyo Taliyaha Cusub ee Ciidanka Asluubta oo Kormeer ku tagay Xarunta taliska

March 26, 2026
0

Kusimaha Wasiirka ahna Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Ilyaas Sheekh Cumar, oo uu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In