Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

UNICEF oo ku dhawaaqday in dalalka Geeska Afrika ay wajahayaan Abaar daran

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
UNICEF oo ku dhawaaqday in dalalka Geeska Afrika ay wajahayaan Abaar daran
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Warbixin ay soo saartay heya’adda UNICEF ayaa waxa looga digay khataro ka dhalan kara abaaro daran oo ay wajahayaan dalalka Soomaliya, Kenya iyo Itoobiya, warbixinta ayaa si gaar ah uga digaysa khatarta ay wajahayaan shacabka Soomaaliyeed halkaas oo la qiyaasayo in 4 milyan oo qof ay u baahan yihiin gargaar deg deg ah.

Heya’adda ayaa warbixinteeda ku xustay in caruurta Soomaaliyeed ee da’doodu ka yar tahay shanta sano ay wajahayaan xaalad nafaqa darro oo halis ah, “ 2.6 milyan ayaa u baahan gargaar biyo ah oo deg deg ah” ayaa lagu yiri warbixinta iyadoo la sheegay in tiradu intaas kasii badan karto hadii abaartu sii xumaato.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Afhayeenka heya’adda UNICEF Victor Chinyama, ayaa tilmaamay in qiimaha Biyaha ay sare u kaceen 72% taasoo keentay in ay sare u kacaan cudurada ay ka mid tahay Jadeecada, sidoo kale in ka badan 60,000 oo qof ay halis ugu jiraan in ay qaadaan cudurada shuban biyoodka iyo daacuunka.

Heya’adda UNICEF ayaa ugu danbeyntii  ku baaqday  in loo baahanyahay $48 milyan oo ay ku jiraan $ 7 milyan oo degdeg ah si loo dalbado cunno iyo daawooyin.

Previous Post

Maamulka gobalka Banaadir oo Safaaradda UK kala hadlay Abaaraha dalka ka jira

Next Post

Doorashada qaar kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo ka dhacday Baraawe

Next Post
Guddiga doorashada Galmudug oo guddoonsiiyay Musharixiir dhowr “SAWIRRO” 

Doorashada qaar kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo ka dhacday Baraawe

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In