Saturday, March 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ururka Suxufiyiinta gobalka mudug oo codsaday sii deynta Wariye Rooble (Sawirro)

caqiil by caqiil
6 years ago
in Wararka
0
Ururka Suxufiyiinta gobalka mudug oo codsaday sii deynta Wariye Rooble (Sawirro)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankaan oo ay soo qaban qaabiyeen Ururka Suxiyiinta gobalka Mudug isla markaana ahaa mid lagu codsanayay in la sii daayo ama Maxkamada caddaalada ah uu helo wariye Rooble Maxamed Dirir oo muddo ku xiran sida la sheegay dalka Jabuuti ayaa lagu qabtay magaalada Galkacyo

Kulanka oo ay ka qeyb galeen Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Galmudug Axmed Shire Falagle xubnaha Ururka Suxifiyiinta gobalka Mudug ee Galmudug Culuma-udiin iyo Salaadiin ayaa waxaa ugu horeyn ka hadlay Burhaan Cabdullaahi Xaashi oo ku hadlayay magaca Ururka Suxifiyiinta Qaranka Soomaaliyeed iyo gudoomiyaha Ururka Suxifiyiinta gobalka Mudug Hanad Cabdi Faarax oo ka warbixiyay ujeedka kulanka iyo sababaha keenay xariga wariye Rooble Maxamed Dirir

Related posts

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

March 21, 2026
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026

Gudoomiyaha Culuma-udiinka Galmudug Sheekh Muxyadiin Yuusuf Barre iyo Suldaan Cabdi Naasir Jaamac gudoomiyaha gudiga nabad galayada iyo dib uheeshisiinta gobalka Mudug ee Puntland iyo Galmudug ayaa iyaguna dhankooda ka codsaday dowlada iyo shacabka jabuuti ee aan walaalaha nahay in wariye Rooble Maxamed Dirir maxkamada caddaalada uu helo ama dib xoriyadiisa loo siiyo.

Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Galmudug Axmed Shire Falagle ayaa isna shegay in ka Wasaarad ahaan ay xil gaara iska saari doonaan sidii dib uu xoriyadiisa ugu heli lahaa wariye Rooble Maxamed Dirir.

Previous Post

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta ka doodaya dhameystirka Matalaada gobolka Banaadir

Next Post

Golaha Shacabka oo meelmariyay xeerka matalaadda Gobolka banaadir

Next Post
Golaha Shacabka oo meelmariyay xeerka matalaadda Gobolka banaadir

Golaha Shacabka oo meelmariyay xeerka matalaadda Gobolka banaadir

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026 Read here..... 1- President Hassan Sheikh Mohamud...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Salaadda Ciidul Ftriga kula tukadey degaanka Gendershe Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo...

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

March 20, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, isla markaana ku guda jirta Todobaadka Gurmadka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In