Barnamij gaar ah oo hada si toos ah uga socda Radio Muqdisho ayaan idiin soo guddbineynaa ee halkaan toos uga dhageyso, waxaana ka hadlaya Sugaal Macalin Max’uud wariyaha Radio Muqdisho oo hada goobta ku sugan, iyo Afhayeenka gobolka Banaadir oo isna meesha gaaray.
Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay
RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...












