Monday, March 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wabiga Shabeelle oo ku fatahay deegaanno ka mid ah gobolka Sh/dhexe “Dhageyso”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Wabiga Shabeelle oo ku fatahay deegaanno ka mid ah  gobolka Sh/dhexe “Dhageyso”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wabiga Shabeelle ayaa lagu soo waramayaa in uu ku fatahay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha dhexe gaar ahaan degmada Jowhar.

Deegaannada Tuugaarreey iyo Maandheere oo hoos yimaada degmada Jowhar ayaa la sheegay in wabigu ku fatahay, iyadoo biyaha wabigu ay qarqiyeen dhul beereed ku yaala deegaannadaasi.

Related posts

Dekedda weyn ee Muqdisho oo ku biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekadaha IAPH

Dekedda weyn ee Muqdisho oo ku biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekadaha IAPH

March 9, 2026
Soomaaliya oo garab-istaag u muujiysay Azerbaijan

Soomaaliya oo garab-istaag u muujiysay Azerbaijan

March 9, 2026

Waxaa laga cabsi qabaa in wabigu ku fataho deegaanno kale oo ka tirsan gobolka Shabeellaha dhexe, waxaana hadda ka socda deegaannadaasi howlo baaxad leh oo looga hortagayo fatahaadda wabiga, howlahaasi waxaa iska kaashanaya maamulka iyo bulshada deegaannadaasi.

Fatahaaddan ayaa geysatay qasaare maaliyadeed iyadoo biyuhu ay mareen dalagyo u badnaa sisin iyo qudaar, waxaana sidoo kale ku dhintay tiro xoolo ah oo ay dhaqanayeen dadka deegaannadaasi ku nool, sida uu Radio Muqdisho u xaqiijiyay gudoomiyaha deegaanka Tuugaareey.

https://radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2016/04/Gudoomiyaha-Maandheere.wma

Waraysi Gudoomiyaha Tuugaaray Jowhar wabiga fatahay

Previous Post

Jeneraal Xaamud “Dugsiga waxaa ku jira noocyo kala duwan oo ka tirsan ciidanka booliska” “Sawirro”

Next Post

Ciidamada XDS iyo kuwa AMISOM oo saaka si buuxda ula wareegay degmada Galcad ee G/Galgaduud

Next Post
Duqii degmada Afgooye oo Miino loo aasay u geeriyooday

Ciidamada XDS iyo kuwa AMISOM oo saaka si buuxda ula wareegay degmada Galcad ee G/Galgaduud

Dekedda weyn ee Muqdisho oo ku biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekadaha IAPH

Dekedda weyn ee Muqdisho oo ku biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekadaha IAPH

March 9, 2026
0

Dekedda Weyn ee Muqdisho ayaa si rasmi ah ugu biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekedaha International Association of Ports and...

Soomaaliya oo garab-istaag u muujiysay Azerbaijan

Soomaaliya oo garab-istaag u muujiysay Azerbaijan

March 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa khadka taleefanka kula...

Wasiirka Shaqada XFS oo qaabilay wafdi ka socday WFP

Wasiirka Shaqada XFS oo qaabilay wafdi ka socday WFP

March 9, 2026
0

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Prof. Saalim Caliyoow Ibrow, ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda...

Madaxda Wasaaradda Xanaanada Xoolaha oo qaabilay Wafdi ka socday WFP

Madaxda Wasaaradda Xanaanada Xoolaha oo qaabilay Wafdi ka socday WFP

March 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa, Mudane Xasan Xuseen Maxamed, iyo Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda, ayaa kulan miro-dhal ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In