Monday, February 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wadada Shaqaalaha oo dib u dhis lagu sameynayo “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Wadada Shaqaalaha oo dib u dhis lagu sameynayo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadan oo lagu furayay howlo dib looga dhisayo wadada shaqaalaha  oo aad u burbursan muhiim  u ah  isu socodka gaadiidka  iyo  dadweynaha oo ay ka qeyb qaadanayaan maamulka degmada  Hodon  iyo shacabka  ku nool degmada ayaa  lagu qabtay  wadada shaqaalaha ee  magaalada Muqdisho

Cabdi Cilmi Guuleed  oo ka mid ah  aqoonyahanada  degmada  Hodon  oo ka hadlay goobta ayaa  sheegay in ay  ka  qeybqaadan doonaan howlaha dib loogu  dayactirayo wadada shaqaalaha ee tegta isgoyska KPP.

Related posts

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

February 23, 2026
Safiirka Soomaaliya ee Australia oo laga guddoomay warqadaha aqoonsiga Danjirenimo

Safiirka Soomaaliya ee Australia oo laga guddoomay warqadaha aqoonsiga Danjirenimo

February 23, 2026

Guddoomiyaha  degmada  Hodon  Axmed Salaad Ibraahim ayaa ka warbixiyay howlahan dib looga  dayactirayo wadada shaqaalaha,  wuxuuna  ugu baaqay  bulshada  ku nool degmada  ganacsatada  iyo qurba joogta Soomaaliyeed in ay ka qeyb qaataan  dib u dhiska.

Xildhibaan  Aadan  Ibraahim  Dhaayow  oo ka  mid ah golaha baarlamaanka Federaalka Soomaaliya  ayaa ugu baaqay  mas’uuliyiinta dowlada Federaalka Soomaaliya  iyo qeybha  kala duwan ee Bulshada Soomaaliyeed in ay  gacan ka  geystaan  dayactirka wadada  shaqaalaha.

wadooyin dhowr ah oo ku yaala  magaalada  Muqdisho  ayaa  dib u dhis  lagu sameeyay  kaDdib markii  ay iska kaashadeen  bulshada Soomaalieed  iyo maamulada degmooyinka,  kuwaasoo  magaakada Muqdisho  ku soo  kordhiyay  isbedel dhinaca  bilicda ah.

DSCN0142 DSCN0143 DSCN0145 DSCN0150 DSCN0155 DSCN0156 DSCN0157 DSCN0161 DSCN0165 DSCN0169 DSCN0190 DSCN0195 DSCN0200

Previous Post

Taliska booliska oo qalab ciidan ka guddoomay Talyaaniga “SAWIRRO”

Next Post

Howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab oo ka bilaabaneysa deegaannada Koonfur galbeed

Next Post
Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa AMISOM oo raashin gaarsiiyay Buulo-barde

Howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab oo ka bilaabaneysa deegaannada Koonfur galbeed

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

February 23, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Cabdiqaadir Cilmi ayaa guddoomiyay kulan la xiriira arrimaha adeegyada...

Safiirka Soomaaliya ee Australia oo laga guddoomay warqadaha aqoonsiga Danjirenimo

Safiirka Soomaaliya ee Australia oo laga guddoomay warqadaha aqoonsiga Danjirenimo

February 23, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhin doona dalka Australia Danjire Dr Faysal Axmed Salaad ayaa si rasmi ah warqadihiisa aqoonsiga...

Wasiirka Hawlaha Guud XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Dhuusamareeb

Wasiirka Hawlaha Guud XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Dhuusamareeb

February 23, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ayuub Ismaaciil Yuusuf, ayaa si rasmi...

Taliyaha Qaybta Guud ee booliska oo guddoomiyey kulanka xoojinta Amniga Caasimadda

Taliyaha Qaybta Guud ee booliska oo guddoomiyey kulanka xoojinta Amniga Caasimadda

February 23, 2026
0

Taliyaha Qaybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir Gaashaanle Sare Mahdi Cumar Muumin, ayaa guddoomiyay shir muhiim ah oo ay isugu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In