Wednesday, March 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Waddada Shariif Gacmeey ee magaalada Baydhabo oo dib u dayactir laga bilaabay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Xafiiska UNSOM ee Soomaaliya oo taageero siinaya Maamulka Koonfur Galbeed
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Urur lagu magacaabo Arlaadi Aid oo ay ku mideysanyihiin Dhallinyaro ka soo jeeda Koonfurgalbeed ee kunool Dalka Dibadiisa ayaa dayactir ka bilaabey qaar Ka mid ah Waddooyinka magaalada Baydhabo.

Xli Waddooyinka magaalada Baydhabo laga dareemaayo Bur bur  aad u weyn oo saameeyey Gaadiidlayda Magaalada, isla markaana aan helin wax Dayactir ah Tan iyo Markii ay Burburtay Dawladii dhexe ee dalka ayaa hada waxaa muuqata in dib loo dhisayo Qaar Kamid ah Wadooyinkii magaalada Baydhabo  oo dhoor iyo labaatankii Sano ee aynu soo dhaafnay Bur bursan.

Related posts

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

March 25, 2026
Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

March 25, 2026

Ururka Arlaadi Aid waxaa xafiiskiisa ugu weyn kuyaala Gobal Kamid ah Dalka Mareykanka waxaana aas aasay dhallinyaro ka soojeeda Gobalada Koonfur Galbeed . Wxaana Ururkaasi uu wadaa qorshe lagu dayactirayo Qaar kamid ah Waddooynka magaalada Baydhabo.

Wada Shariif Gacmey Waxa ay ka mid tahay Waddooyinka muhiimka u ah Marinka Gaadiinka magaalada Baydhabo, iyadoo qeybo ka mid ah wadada uu dib u dayactiray Maamulka Gobolka Baay iyo Bulshada Xaafadaha oo iskaashaday

Waxaana qeybta kale oo waddada ka mid ah oo aad U bur bursan hadda  dhismaheeda Bilaabey Ururka Arlaadi Aid iyo Bulshada Xaafada oo iskaashanaya, iyadoo Qorshaha uu yahay  Sidii Laami loosaarilahaa Wadadaas

Ibraahim Axmed Ibraahim waa wakiilka  Arlaadi Aid ee magalada Baydhabo ayaa sheegay inay dib u dayactir ku sameynayaan waddada Shariif Gacmeey, si dib loo soo celiyo bilicda magaalada.

Previous Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Xuska Maalinta Aragga Adduunka oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post
Xuska Maalinta Aragga Adduunka oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Xuska Maalinta Aragga Adduunka oo lagu qabtay Muqdisho "SAWIRRO"

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

March 25, 2026
0

Boqolaal qoys oo ka mid ah dadka ay saameysay abaarta daran ayaa gargaar biyo dhaamin ah laga gaarsiiyay deegaanno hoostaga...

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

March 25, 2026
0

Arday Soomaaliyeed ayaa guul taariikhi ah ka gaaray tartan caalami ah oo lagu qabtay dalka Shiinaha, iyagoo matalayay magaca iyo...

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
0

Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In