Monday, March 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi Ka Socday SAF oo kormeeray MCHka iyo Iskuulka Garas Bintow ee Degmada Balcad “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Wafdi Ka Socday SAF oo kormeeray MCHka iyo Iskuulka Garas Bintow ee Degmada Balcad “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha Ururka Somali Asal Foundation Eng. Mohed Shariif Mohamed ayaa kormeer ku tagey Iskuulka iyo MCH ka Garasbintow ee degmada Balcad, isla markaana ay xog wareesteen qaar ka mid ah bukaanada oo meelo fog fog ka yimid, sida Ceel Adde iyo Kafaayo, iyadoo adeegaas ay hirgelisay ARC International kadib markii ay SAF ay u bandhigtay baahiyaha caafimaad ee ka jira deegaanada Balcad iyo Warsheikh ee Gobolka Shabelaha Dhexe.

Sidoo Kale waxa ay booqdeen Mas’uuliyiintii kala duwanayd Dugsiga Hoose/ Dhexe ee Garasbintow  iyagoo la kulmay Maamulka iyo Macalimiinta si wanaagsan u bogaadiyey in sanad dugsiyeedka 2016/2017 in ay sii laba laaban dadaalkooda waxbarasho, si bulshada deegaanka ay u helaan waxbarasho tayo leh.

Related posts

Kulan lagu soo dhaweynayo dhammaystirka Dastuurka dalka oo lagu qabtay Muqdisho

Kulan lagu soo dhaweynayo dhammaystirka Dastuurka dalka oo lagu qabtay Muqdisho

March 9, 2026
Wasiirka Qoyska XFS oo soo gunaanadday bandhigga Todobaadka ee Haweenka Soomaaliyeed

Wasiirka Qoyska XFS oo soo gunaanadday bandhigga Todobaadka ee Haweenka Soomaaliyeed

March 9, 2026

Qaar ka mid ah dadka deegaanka oo la hadlay wafdigan deegaanka tegay ayaa ka codsaday in ardayda ay u helaan gaadiid iskuulka lagu gaarsiiyo, maadaama ardayda qaar ay ka yimaadaan meelo aad u fog.

Wafdiga ayaa si nabad ah ayuu dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, iyadoo ay guul ah ku soo dhamaatay booqashadii ay ku tageen deegaanka Garas Bintow iyo Damaley.

13680721_800416590062008_3409846548534174502_n 13903160_800416726728661_8755878838853643252_n 13939359_800416683395332_3471722358331701020_n 14034728_800416510062016_8267765352344361314_n 14034814_800416490062018_7662210011146013934_n 14051586_800416943395306_4229199501046109774_n 14051805_800416900061977_7316668178806576886_n 14054974_800417383395262_1315965013950841457_n 14064035_800416623395338_3975211042059516741_n 14079877_800417183395282_8087184230144696723_n

Previous Post

Wasiir Odawaa “Dowladda dhexe waxa ay ka shaqaynaysaa wadahadalo dhexmara Galmudug iyo Ahlusunna”

Next Post

Taliyaha ciidanka Asluubta oo isbadal muuqdo ka sameeyay xabsiyada dalka “SAWIRRO”

Next Post
Taliyaha ciidanka Asluubta oo isbadal muuqdo ka sameeyay xabsiyada dalka “SAWIRRO”

Taliyaha ciidanka Asluubta oo isbadal muuqdo ka sameeyay xabsiyada dalka "SAWIRRO"

Kulan lagu soo dhaweynayo dhammaystirka Dastuurka dalka oo lagu qabtay Muqdisho

Kulan lagu soo dhaweynayo dhammaystirka Dastuurka dalka oo lagu qabtay Muqdisho

March 9, 2026
0

Kulan lagu soo dhoweynayay dhammaystirka Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu qabtay Xarunta Tiyaatarka Qaranka ee magaalada Muqdisho, waxaana ka...

Wasiirka Qoyska XFS oo soo gunaanadday bandhigga Todobaadka ee Haweenka Soomaaliyeed

Wasiirka Qoyska XFS oo soo gunaanadday bandhigga Todobaadka ee Haweenka Soomaaliyeed

March 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa xalay magaalada Muqdisho ku soo gunaanudday bandhigga...

Tartamayaasha Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 8, 2026
0

  \ Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS iyo Mas’uuliyiin kale oo ka qeybgalay Xuska Maalinta Haweenka

Wasiirka Gaashaandhigga XFS iyo Mas’uuliyiin kale oo ka qeybgalay Xuska Maalinta Haweenka

March 8, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XUkuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo ay wehliyaan Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In