Tuesday, February 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi ka socday Turkiga oo gaaray Tripoli

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Wafdi ka socday Turkiga oo gaaray Tripoli
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi ballaaran oo ka socda Dowladda Turkiga, ayaa Maanta oo Sabti ah gaaray Tripoli kuwaa oo kulamo la qaadan doona hogaamiyaasha Liibiya.

Wafdigan oo ay ka mid yihiin wasiirrada arrimaha dibadda, gaashaandhigga iyo Wasiirka arrimaha gudaha ee Turkiga, ayaa wadahadallo kula yeelan doona magaalada caasimadda u ah  Liibiya ee Tripoli hoggaamiyeyaasha dalkaasi, kadib codsi ka yimid Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan, taasoo qeyb ka ah xasilinta dalaka Liibiya.

Related posts

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 23, 2026
Somalia Congratulates Brunei on National Day

Soomaaliya oo u hambalyeeysay Maalinta Qaranka Brunei

February 23, 2026

Wasiirka gaashaandhigga Turkiga Khulusi Akaar,  oo hordhac u ahaa Wafdiga ayaa gaaray magaalada Tripoli jimcihii ka dib markii uu wadahadal kula qaatay jasiiradda Sicily ee dalka Talyaaniga qaar kamid ah Saraakiisha ka hawlgala Liibuya, iyadoo xubnaha kale ee ka socda Turkiga ay subaxnimadii hore Saakay gaareen Caasimada Liibiya.

Previous Post

Ciidamada Xoogga dalka oo sameeyay howlgal Miino baaris ah

Next Post

Dowladaha Jabuuti iyo Itoobiya oo kala saxiixday heshiis Millateri

Next Post
Dowladaha Jabuuti iyo Itoobiya oo kala saxiixday heshiis Millateri

Dowladaha Jabuuti iyo Itoobiya oo kala saxiixday heshiis Millateri

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 23, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Somalia Congratulates Brunei on National Day

Soomaaliya oo u hambalyeeysay Maalinta Qaranka Brunei

February 23, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay hambalyo diirran u diraysaa Boqor Hassanal Bolkiah, Dowladda iyo shacabka Brunei Darussalam munaasabadda Maalintooda Qaranka. Soomaaliya...

Somalia Congratulates Brunei on National Day

Somalia Congratulates Brunei on National Day

February 23, 2026
0

The Federal Republic of Somalia extends its warmest congratulations to His Majesty Sultan Haji Hassanal Bolkiah, the Government, and the...

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

February 23, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Cabdiqaadir Cilmi ayaa guddoomiyay kulan la xiriira arrimaha adeegyada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In