Monday, April 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi uu horkacaya Safiirka Sweden ee Soomaliya oo gaaray Baladweyn

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Wafdi uu horkacaya Safiirka Sweden ee Soomaliya oo gaaray Baladweyn
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Safiirka Dowladda Sweden ee Soomaaliya iyo Xubno kale Beesha Calaamka ka socday ayaa maanta gaaray magaalada Baladweyn ee Xarunta gobalka Hiiraan, halkaasi oo Wafdiga ay si weyn ugu soo dhaweyeen maamulka gobalka, kan degmada iyo qeybaya kala duwan ee Bulshada.

Wafdigaan ayaa waxaa qeyb ka ah Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowlad goboleedka Hirshabelle Maxmed Cumar ceymooy iyo xubno kale oo ka tirsan maamulka Hirshabelle.

Related posts

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

April 5, 2026
Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

April 5, 2026

Wafdiga ayaa ugu horeeyn kormeer ku sameeyay mashaariic horay qeyb kamid ah loo fuliyay halkaas, iyagoo sidokale tagay meelo kale oo  ka mid ah magaalada Baladweyne una baahan in Biyo xireeno laga sameeyo.

Xarunta Maamulka gobalka ayaa waxaa hadda kulan kuleh wafdigan uu horkacayo Safiirka Dowladda Sweden ee Soomaaliya, Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle iyo maamulka intiisa kale, waxaana looga wada hadlaya sida wararka ay sheegayaan sidii loo fulin lahaa dhamaan mashaariicda loogu talo galay magaalada Baladweyne.

Previous Post

Wasaaradda Waxbarashada Galmudug oo daah furtay kulan looga hadlayay falanqeeynta waxbarashada

Next Post

Wasiirka Caafimaadka X.F.S iyo Safiirka Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya oo ka qayb galay munaasabad Agab Caafimaad lagu gudoonsiinayay Isbitaal Martino

Next Post
Wasiirka Caafimaadka X.F.S iyo Safiirka Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya oo ka qayb galay munaasabad Agab Caafimaad lagu gudoonsiinayay Isbitaal Martino

Wasiirka Caafimaadka X.F.S iyo Safiirka Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya oo ka qayb galay munaasabad Agab Caafimaad lagu gudoonsiinayay Isbitaal Martino

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHAB):-Qaar ka tirsan Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan magaalada Baydhaba, ayaa maanta kulamo kala duwan kula qaatay...

Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ururka 165-aad ee Guutada 16-aad Kumaandooska Danab ayaa howlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Degmada Buurhakaba...

Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA

Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Odayaashay Dhaqanka KGS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Odayaashay Dhaqanka KGS

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la qaatay qaybo ka mid ah Odayaasha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In