Sunday, February 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wariyayaasha oo soo dhaweeyay in hogaanka ururka Saxafiyiinta qaranka la doorto

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska oo ka dalbatay hay,adaha Amniga in ay ku wargaliyaan wasaaradda talaabo kasta oo laxiriirta Suxufiga iyo Saxaafadda.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qaar ka mid ah saxafiyiinta ka howlgala magaaladda Muqdisho oo kulan ku yeeshay magaalada ayaa soo dhaweeyay go’aanka wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee xukuumadda Soomaaliya taas oo ku aadaneyd in aaney sharci ahayn midkoodna hogaanada isku haysta ururka suxufiyiinta qaranka ee NUSOJ

Islamarkaana loo baahanyahay in wariyayaasha Soomaaliyeed ay doortaan hogaan ay ku mideysanyihiin, iyagoo uga mahadceliyay wasiirka wasaaraddaasi Maxamed Cabdi Xayir Maareeye go’aanka geesinimada leh ee uu qaatay.

Related posts

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Wasiirka Kenya u qaabilsan EAC

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Wasiirka Kenya u qaabilsan EAC

February 14, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay Shir-madaxeedka Afrika

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay Shir-madaxeedka Afrika

February 14, 2026

Faarax Cabdi Warsame oo ka mid ah saxafiyiinta Soomaliyeed ee kulankan ka qeyb galay ayaa sheegay in danaha saxfiyoiinta Soomaaliyeed ay ku jirto hadalka wasiirka warfaafinta Soomaaliya ,wuxuuna ugu baaqay madaxda dalka in saxfiyiintya laga taageero kulamada ay mustaqbalkooda uga tashanayaan.

Sidoo kale saxfiyiin kale ayaa iyaguna sidaas oo kale la qaatay mowqifka faarax ee ku aadan in la qaban qaabiyo doorsho guud oo saxfiyiintu ay ku doortaan hogaamiye matala danahooda si meesha looga saaro is qab qabsi aan sharci ahayn.

Previous Post

Wasiirka Owqaafta oo la Kulmay Xoghayaha guud ee Ururka Islaamka

Next Post

Dhaqaalaha Koofur Afrika oo hoos u sii dhacaya iyo Madaxweyne Zuma oo qirtay

Next Post
Dhaqaalaha Koofur Afrika oo hoos u sii dhacaya iyo Madaxweyne Zuma oo qirtay

Dhaqaalaha Koofur Afrika oo hoos u sii dhacaya iyo Madaxweyne Zuma oo qirtay

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Wasiirka Kenya u qaabilsan EAC

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Wasiirka Kenya u qaabilsan EAC

February 14, 2026
0

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa kulan miro dhal ah la yeeshay Wasiirka Dowladda...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay Shir-madaxeedka Afrika

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay Shir-madaxeedka Afrika

February 14, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad uu ka jeediyay Shir Madaxeedka Midowga Afrika waxa uu kaga...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka oo furay shir-weynaha Qaran ee Kaabayaasha Dijitaalka

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka oo furay shir-weynaha Qaran ee Kaabayaasha Dijitaalka

February 14, 2026
0

Shirweynaha Qaran ee Kaabayaasha Dijitaalka ah (DPI) ayaa si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho, waxaana si wadajir ah u...

Wasiirka Qorsheynta XFS oo kulan la qaatay Wakiilka Hay’adda WFP ee Soomaaliya

Wasiirka Qorsheynta XFS oo kulan la qaatay Wakiilka Hay’adda WFP ee Soomaaliya

February 14, 2026
0

Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene), oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Mudane...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In