Monday, February 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wariye Hindiyo Xaaji oo ka howl-gasha Warbaahinta Dowladda ayaa Muqdisho Lagu Dhaawacay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Wariye Hindiyo Xaaji oo ka howl-gasha Warbaahinta Dowladda ayaa Muqdisho Lagu Dhaawacay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hindiyo Xaaji Maxamed, oo ka tirsan shaqaaalaha warbaahinta dowladda ayaa ku dhaawacantay qarax loogu xiray gaarigeeda duhurnimadii maanta. Qaraxa ayaa ka dhacay agagaarka KM4 ee magaallada Muqdisho.

Agaasimaha Raadiyo Muqdisho, Cabdiraxiim Ciise Caddow ayaa sheegay in lug iyo gacan uu dhaawac ka gaaray wariye Hindiyo oo la dhigay mid ka mid ah isbitaallada Muqdisho.

Related posts

Tartamayaasha Gubadleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka “SAWIRRO”

February 23, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wasiirka Ganacsiga XFS

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wasiirka Ganacsiga XFS

February 22, 2026

Hindiyo waxay ka tirsan tahay shaqaalaha Radio Muqdisho iyo SNTV, dad goob joogeyaal ah ayaa sheegay in gaariga loogu xiray waxyaabaha qarxa.

Sanadkii 2012kii ayaa lagu dilay qarax iyo weerar isla socday Liibaan Cali Nuur oo ahaa seyga Hindiyo, laba carruur ah ayuuna uga geeriyooday.

Saraakiisha caafimaadka ayaa qaraxa Hindiyo ku tilmaamay mid culus, wixii warar ah ee ku soo kordhana waan idin la soo socodsiin doonnaa hadduu Alle idmo.

Previous Post

R/wasaare ku xigeenka dalka oo xarigga ka jaray xarunta JOCC oo la dayactiray

Next Post

Madaxweynaha: “Waqtigii isla xisaabtan la’aanta waa uu dhammaadey, Dagaalka Gaalkacyo waa in la joojiyaa”

Next Post
Madaxweynaha: “Waqtigii isla xisaabtan la’aanta waa uu dhammaadey, Dagaalka Gaalkacyo waa in la joojiyaa”

Madaxweynaha: “Waqtigii isla xisaabtan la’aanta waa uu dhammaadey, Dagaalka Gaalkacyo waa in la joojiyaa"

Tartamayaasha Gubadleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka “SAWIRRO”

February 23, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wasiirka Ganacsiga XFS

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wasiirka Ganacsiga XFS

February 22, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta hay’adda ku qaabbilay Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha, Mudane...

Senator Xasan Kobac oo markale biyo dhaamin u sameeyay qoysas danyar ah

Senator Xasan Kobac oo markale biyo dhaamin u sameeyay qoysas danyar ah

February 22, 2026
0

Hey'adda Xasan Kobac Foundation oo wakiil ka ah Sanator Xasan Kobac ayaa maanta Deeganka Maroodile Ka daah durtay Wajiga Labaad...

Soomaaliya oo hambalyo u dirtay Boqortooyada Sacuudiga

Soomaaliya oo hambalyo u dirtay Boqortooyada Sacuudiga

February 22, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si diirran ugu hambalyaynaysaa Boqortooyada Sacuudi Carabiya aan walaalaha nahay munaasabadda Maalinta Aasaaska, taas oo calaamad...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In