Monday, March 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda arimaha Gudaha oo ka hadashay Qorshaha Qaxootiga ka soo laabanaya Kenya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda arimaha Gudaha oo ka hadashay Qorshaha Qaxootiga ka soo laabanaya Kenya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda arimaha Gudaha Dowladda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in ay ka shaqeynayaan sidii culeyska looga qaadi lahaa Maamulka Jubaland.

Xoghayaha joogtada wasaarada arimaha gudaha Prof Yaxye Cali Ibrahin ayaa sheegay in ay ka shaqeynayaa sidii culeyska looga qaadi lahaa maamulka jubaland islamarkaana loo maareyn lahaa qaxootiga.

Related posts

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

March 30, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

DFS oo ka warbixisay xaaladda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed

March 30, 2026

Xoghayaha ayaa xusay in ay ka warhaayaan culeyska jiro balse ay ka shaqeynayaan sidii culeyskaas wax looga qaban lahaa.

Xoghayaha ayaa sidoo kale tilmaamay arintaani ay kala hadli doonaan hay’adaha qaabilsan arimaha qaxootiga.

Sidoo kale xoghayaha ayaa Maamulka Jubbaland ugu baaqay in ay dhabar adeyg muujiyaan inta xal laga helaayo.

Wasaaradda arrimaha Gudaha Jubbaland ayaaa shalay shaaca ka qaadday in culeys badan ku tahay dadka tirada badan ee kasoo laabanaya xeryaha qaxootiga Kenya, loona baahan yahay in la maareeyo nolosha dadkaasi.

Previous Post

DAAWO SAWIRRADA: Saraakiisha ciidanka oo ka hadlay Qaraxii ka dhacay inta u dhexeysa Ilinka Madaxtooyada iyo Hotel SYL

Next Post

Maamulka Isbitaalka Madiina oo faah faahin ka bixiyay dhaawacyadii isbitaalka la geeyay

Next Post
Isbitaalka Madiina oo laga hirgeliyay nalalka cad ceedda ku shaqeeya

Maamulka Isbitaalka Madiina oo faah faahin ka bixiyay dhaawacyadii isbitaalka la geeyay

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

March 30, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa soo saaray wareegto uu kumagaacabayo Wasiir Ku xigeenno cusub...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

FGS STATEMENT ON THE DEVELOPMENTS OF SOUTH WEST STATE

March 30, 2026
0

The Federal Government of Somalia has long sought to address the concerns of the South West State through measures intended...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

DFS oo ka warbixisay xaaladda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed

March 30, 2026
0

Dowladda Federaalka ee Soomaaliya waxay in muddo ah ku mashquulsaneyd in arrimaha Dowlad Goboleedka Koonfuur Galbeed lagu xaliyo talo ay...

CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO

CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO

March 30, 2026
0

Ciidamada Xoogga Dalka oo ku jiray maalmahan hawlgal sifayn ah ayaa gaaray magaalada Baydhabo, ka dib markii ay waddada dheer...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In