Monday, February 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo soo gabagabeysay shirka Khariiradeynta Khilaafyada Degmooyinka Gobalka Banaadir “SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo soo gabagabeysay shirka Khariiradeynta Khilaafyada Degmooyinka Gobalka Banaadir “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ayaa maanta si wada jir ah Maamulka Gobolka Banaadir u soo xirtay kulan muddo saddex maalmood ah oo xogta khilaafyada ka jira 17 ka degmo iyo 3da deegaan ee Gobolka Banaadir looga aruurinayey 80 muwaadin oo laga soo xulay dhamaan degmooyinka iyo deegaanada Gobolka.

Kulankan Khariiradeynta khilaafyada Gobolka Banaadir oo soo xiray Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Mudane Saciid Cabdullahi Calasow, ayey khuburo khatirsan Wasaaradda Arrimaha Gudaha ay maalintii koowaad sharaxaad ka bixiyeen baahida loo qabo xogtan iyo ahmiyadda ay u leedahay, Wasaaradda iyo Gobolka Banaadir.

Related posts

Somalia Congratulates Brunei on National Day

Soomaaliya oo u hambalyeeysay Maalinta Qaranka Brunei

February 23, 2026
Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

February 23, 2026

Wasaaraddu waxay hoggaan ka ahayd xog ururinta khilaafyada ee dhamaan Dowlad-Goboleedyada si loo ogaado dhamaan khilaafyada dalka ka jira si loogu soo dabbaalo dalka dib-u-heshiisiin dhab ah iyo nabad waarta, iyadoo lagu salaynayo Tiirarka Hannaanka Dhab-u-heshiinta Qaran ee Wasaaraddu diyaarisay sanadkii 2019 ka.

Previous Post

Madaxda Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo kulan la qaatay mas’uuliyiin ka tirsan hay’adda Caafimaadka Adduunka “SAWIRRO”

Next Post

Madaxda Dowladaha Hoose ee Muqdisho iyo Konya oo ka wada hadlay isku xirka magaalooyinkaas “SAWIRRO”

Next Post
Madaxda Dowladaha Hoose ee Muqdisho iyo Konya oo ka wada hadlay isku xirka magaalooyinkaas “SAWIRRO”

Madaxda Dowladaha Hoose ee Muqdisho iyo Konya oo ka wada hadlay isku xirka magaalooyinkaas “SAWIRRO”

Somalia Congratulates Brunei on National Day

Soomaaliya oo u hambalyeeysay Maalinta Qaranka Brunei

February 23, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay hambalyo diirran u diraysaa Boqor Hassanal Bolkiah, Dowladda iyo shacabka Brunei Darussalam munaasabadda Maalintooda Qaranka. Soomaaliya...

Somalia Congratulates Brunei on National Day

Somalia Congratulates Brunei on National Day

February 23, 2026
0

The Federal Republic of Somalia extends its warmest congratulations to His Majesty Sultan Haji Hassanal Bolkiah, the Government, and the...

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

February 23, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Cabdiqaadir Cilmi ayaa guddoomiyay kulan la xiriira arrimaha adeegyada...

Safiirka Soomaaliya ee Australia oo laga guddoomay warqadaha aqoonsiga Danjirenimo

Safiirka Soomaaliya ee Australia oo laga guddoomay warqadaha aqoonsiga Danjirenimo

February 23, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhin doona dalka Australia Danjire Dr Faysal Axmed Salaad ayaa si rasmi ah warqadihiisa aqoonsiga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In