Monday, March 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Awqaafta oo tababar u soo gabo gabeysay howlwadeeno Wasaaradda ka tirsan iyo xubno kale “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Awqaafta oo tababar u soo gabo gabeysay howlwadeeno Wasaaradda ka tirsan iyo xubno kale “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tababarkaan  oo ay  soo  qaban qaabisay Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimah Diinta oo lagu baranayay ka hortagga faafinta fikirka xagjirka ah oo ay ka qeybgaleen musuuliyiin ka mid ah Wasaaradda Awqaafta,  sharciyaaaano,  Culimaa’u diin, xubno ka socday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha  iyo qaar ka mid ah  shaqaalaha Wasaaradda ayaa maanta lagu soo gaba gabeeyay Muqdisho

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Awqaaf iyo Diinta mudane Cumar Faaruuq Sheekh Cabdulcasiis  oo ka hadlay  gabagabada tababarka ayaa  sheegay in lix maalin oo uu socday tabarkaan  ay ka soo baxeen  qodob muhiim ah oo wax ku kordhin doono sharciyada Wasaaradda Awqaafta

Related posts

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 16, 2026
Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026

Wasiiru dowlaha Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta Maxamuud Macalin Yaxye oo soo xiray tababarka ayaa ku amaanay dadkii ka qeeybgalay tababarka si ay maskaxdooda u shiilaan muddadi uu tabarka socday

Dhanka kale Wasiiru dowlaha  Wasaradda Awqaaf iyo diinta Maxamuud Macallim Yaxye  ayaa wax laga xumaado ku tilmaayay dhaqan xumada  ka socoto baraha bulshada ee ay Soomalida isticmaasho iyo huteelada Muqdisho, isaga oo digniin u diray dadka ku howlan faafinta anshax-xumada.

Previous Post

Guddiga Arrimaha bulshada BFS oo dhageysi dadweyne mariyey Hindise-Sharciyeedka Waxbarashada dalka “Dhageyso”

Next Post

Wasaaradda Caafimaadka oo daahfurtay Habraaca Daaweeynta Isku Dhafan ee Nafaqo-Xumada Daran ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post
Wasaaradda Caafimaadka oo daahfurtay Habraaca Daaweeynta Isku Dhafan ee Nafaqo-Xumada Daran ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Wasaaradda Caafimaadka oo daahfurtay Habraaca Daaweeynta Isku Dhafan ee Nafaqo-Xumada Daran ee Soomaaliya "SAWIRRO"

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 16, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

March 15, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee, oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maanta magaalada Baydhabo waxa ay ka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

March 15, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta SoDMA ku qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In