Wednesday, March 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Beeraha Galmudug oo xafiis cusub ka hirgelisay Gaalkacyo “SAWIRRO”

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Beeraha Galmudug oo xafiis cusub ka hirgelisay Gaalkacyo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Beeraha iyo Daaqa ee dowlad gobaleedka Galmudug Cilmi Cali Cabdi oo ay wehliyeen duqa Degmada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Sheekh Xasan Jimcaale Guddoomiyaha Gobalka iyo Xildhibaanno ka tirsan Baarlaanka Galmudug ayaa maanta si rasmi ah xariga uga jaray xafiiska Wasaaradda Beeraha Galmudug ee Gobalka Mudug.

Munaasabadda xarig jarka xafiiska oo ay ka qeyb galeen mas’uuliyiinta Wasaaradda ee heer gobal iyo heer Wasaaradeed, guddiga iskaashatooyinka Beeraleeyda Gobalka iyo mas’uuliyiinta Maamulka gobalka ayaa waxaa ugu horeyn ka hadlay Maayarka Degmada Gaalkacyo Sheekh Cabdiraxmaan Sheekh Xasan Jimcaale oo bogaadiyay hirgalinta xafiiskaan oo uu tilmaamay in uu wax weyn ka tari dooni horumarinta tabcashada iyo wax soo saarka gobalka.

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda arrimaha gudaha oo dib u magacawday maamulka gobolka Bakool

March 25, 2026
Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

March 25, 2026

Guddoomiyaha gobalka Mudug Cabdiraxmaan Cali Diiriye Isxal ayaa isna fariin guud u diray isku duwayaasha Wasaaradaha ee gobalka Mudug.
Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga Beeraha ee Baarlamaanka Galmudug Xildhibaan Maxamed Xuseen Tahaliil ayaa dar daaran ku aadan garab siinta beeraleeyda u jediyay Wasaaradda Beeraha Galmudug iyo hay’addaha ka shaqeeya arrimaha wax soo saarka iyo beeraha.

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Beeraha Cilmi Cali Cabdi ayaa dhankiisa shegay in hirgalinta xafiiskaan uu qeyb ka yahay xoojinta shaqada Wasaaraddu ay u heyso bulshadeeda.

Previous Post

Taliyaasha Ciidamada AMISOM iyo Ciidanka Xoogga Dalka oo kormeeray taliska Yugaandha ee Muqdisho

Next Post

Wasiirka Caafimaadka oo ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyay COVID-19 ee Dalka

Next Post
Dowladda Oo Qorsheyneysa in Magaalooyinka Waaweyn Ee Dalka Laga Hir-geliyo Xaruma Dheeraad Ah Oo Dadka Looga Baaro COVID19 “SAWIRRO”

Wasiirka Caafimaadka oo ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyay COVID-19 ee Dalka

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda arrimaha gudaha oo dib u magacawday maamulka gobolka Bakool

March 25, 2026
0

Wasaaradda arrimaha Gudaha dowladda FS ayaa dib u magacawday xubnihii maamulka gobolka Bakool, kan degmada Xudur iyo golaha deegaanka degmadaas.

Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

March 25, 2026
0

Madaxa Qiimeynta iyo Kormeerka, Prof: Maxamed Cilmi Guure, ahna Xiriiriyaha Soomaaliya ee Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika (CAADP)...

Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay gunaanadka barnaamij la xiriiray horumarinta amniga

Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay gunaanadka barnaamij la xiriiray horumarinta amniga

March 25, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qaybgalay munaasabadda gabagabada barnaamijka Xoojinta Qaabdhismeedka Amniga Qaranka, oo lagu soo...

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

March 25, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In