Sunday, March 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle Oo Codsatay In Ardayda Imtixaanka U Fadhiisaneysa Ay Qaataan Tallooyinka Caafimaadka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle Oo Codsatay In Ardayda Imtixaanka U Fadhiisaneysa Ay Qaataan Tallooyinka Caafimaadka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Caafmaadka ee Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle ayaa ardayda u fariisanaysa Imtixaanada Shabaadiga ee Fasalka 8aad ee dugsiga Dhexe iyo midka 12aad ee dugsiyada Sare ugu baaqday inay qaataan talooyinka Wasaaradda ee looga hortagayo cudurka safmarka ah ee COVID-19.

Wasiiru Dowlaha Wasiiradda Caafaamdka ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Dr Muxudiin Muqtaar Macalin ayaa sheegay inay muhiim tahay in si wada jir ah looga taxadiro cudurka, maadaama lagama maarman ay noqotay in imtixaanada dib loo qaado.

Related posts

Duqa Muqdisho oo kormeer shaqo ku tagay Waaxda Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir

Duqa Muqdisho oo kormeer shaqo ku tagay Waaxda Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir

March 15, 2026
Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

March 15, 2026

Dr Muxudiin Muqtaar Macalin  ayaa Madaxda Wasaaradaha Waxabarshada Hirshabeelle iyo midda Federaalka ah ka codsaday inay kala shaqeeyaan badqabka ardayda Soomaaliyeed ee u fadhiisaneyso imtixaanka.

Previous Post

Puntland oo qalab looga hortago Covid-19 ku wareejisay Maamulka Gobolka Mudug+Sawirro

Next Post

Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Oo Daah Furay Mashruuca Qiimeynta Kaaliyeyaasha Hay’adaha Garsoorka Dalka “SAWIRRO”

Next Post
Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Oo Daah Furay Mashruuca Qiimeynta Kaaliyeyaasha Hay’adaha Garsoorka Dalka “SAWIRRO”

Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Oo Daah Furay Mashruuca Qiimeynta Kaaliyeyaasha Hay’adaha Garsoorka Dalka “SAWIRRO”

Duqa Muqdisho oo kormeer shaqo ku tagay Waaxda Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir

Duqa Muqdisho oo kormeer shaqo ku tagay Waaxda Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay...

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO(INDIA):-Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya oo xabsiga ku booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo muddo ku xiran dalka...

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Aqalka Sare ee Baarlamaanka ee 11-aad ayaa muddadii uu shaqeynayay ku guuleystay fulinta waajibaadyo muhiim ah oo kaalin muuqda...

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In