Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo Galmudug gaarsiisay qalab looga hortago Karoona Fayras

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Caafimaadka XFS oo Galmudug gaarsiisay qalab looga hortago Karoona Fayras
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa qalab looga hortegayo cudurka karoona fayras gaarsiisay maamul goboleedka Galmudug.

Qalabkaan caafimaad oo ah mid looga hortegayo faafida cudurka adduunka dhibaatada ba’an ku haaya ee karoona fayras ayaa waxaa wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya gacan ka siiyay cunnada adduunka ee WFP.

Related posts

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026

Agaasimaha qorsheynta wasaaradda caafimaadka maamulka Galmudug Dr. C/xakiin Maxamed Diiriye ayaa wasaaradda kala wareegay isagoo uga mahadceliyay dowladda Soomaaliya dadaalka ay ugu jirto ka hortaga corona virus.

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa wado dadaallo looga hortegayo cudurka karoona fayras iyadoo qaaday talaabooyin badan oo bulshadu ay amaantay, kuwaas oo ay kamid yihiin hakinta duulimaadyada caalamiga ahaa,kuwa gudaha,goobaha waxbarashada iyo in la yareeyo meelaha lagu caweeyo iyadoo dhammaan maamul goboleedyada dalka ku wareejisay qalabki looga hortegi lahaa cudurka.

Previous Post

Wasaaradda Kalluumeysiga XFS oo doon casri ah guddoontay

Next Post

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo la kulmay Guddiga Barlamaanka ee diyaarinta xeerarka dhammeystirka shariciga doorashooyinka

Next Post
Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo la kulmay Guddiga Barlamaanka ee  diyaarinta xeerarka dhammeystirka shariciga doorashooyinka

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo la kulmay Guddiga Barlamaanka ee diyaarinta xeerarka dhammeystirka shariciga doorashooyinka

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In