Wednesday, March 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Ganacsiga oo ka shirtay dardargelinta howlaha shaqo ee Hay’adda Tayo-dhowrka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Ganacsiga oo ka shirtay dardargelinta howlaha shaqo ee Hay’adda Tayo-dhowrka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shir ku saabsan dar-dar-gelinta hawlaha shaqo ee hay’adda Tayo-dhowrka Soomaaliyeed la qaatay Madaxda Wasaaradda , isagoo halkaas warbixinno kaga dhageystay sii hayaha xilka Maareeyaha Hay’adda Marwo Xaawo Axmed Xasan, Agaasimeyaasha iyo qaar ka mid ah la-taliyeyaasha hay’adda inta ba, iyaga oo halkaas ku soo bandhigay qorshahooda sanadka 2023, waxyaabahii u qabsoomay sanadkii hore iyo weli ba sidoo kale caqabadaha jira.

“Ka Wasaarad ahaan, waxa naga go’an ilaalinta bad-qabka caafimaad ee noolaha iyo bii’adda iyo sidii dalka looga joojin lahaa badeecadaha tayadoodu hoosayso ee la innoo soo dhoofiyo kuwaas oo khatar caafimaad ku ah shacabka Soomaaliyeed”.ayuu yiri Wasiir Jabriil.

Related posts

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

March 18, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

March 18, 2026

Wasiirka ayaa Mas’uuliyiinta hay’adda, waxa uu kula dardaarmay xoojinta wada-shaqeynta, isla-xisaabtanka, dar-dar-gelinta hawlaha shaqo ee horyaala iyo inay mas’uuliyad culus iska saaran siddii sanadkan loo xaqiijin lahaa balan-qaadka wax-qabad ee hay’adda.

Previous Post

Gudomiyaha golaha shacabka JFS oo kulan la qaatay saraakiisha Ciidanka ATMIS.

Next Post

Guddoomiye Aadan Madoobe oo kulan la qaatay Guddiga Amniga Koonfur Galbeed

Next Post
Guddoomiye Aadan Madoobe oo kulan la qaatay Guddiga Amniga Koonfur Galbeed

Guddoomiye Aadan Madoobe oo kulan la qaatay Guddiga Amniga Koonfur Galbeed

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

March 18, 2026
0

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Hay’adda Al-Mahasin Foundation, ayaa maanta si rasmi ah u soo...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

March 18, 2026
0

Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah istiraatiijiyadda cusub ee...

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah ugu qeybisay Baydhabo qoysas danyar ah

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah ugu qeybisay Baydhabo qoysas danyar ah

March 18, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, iyo Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maalintii labaad magaalada...

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

March 18, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), waxay si dhow ula socotaa xaaladaha ka soo cusboonaaday...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In