Monday, February 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Gashaan dhiga Ruushka oo sheegtay in ay burburiyeen warshad Rasaasta sameeyso

caqiil by caqiil
4 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Gashaan dhiga Ruushka oo sheegtay in ay burburiyeen warshad Rasaasta sameeyso
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Subaxnimadii  hore saakay ayay ahayd waqtii wasaarada difaaca Ruushka ay u qabatay dagaalyahanada wax iska caabinta Ukraine ee ku sugan magaalada Mariupol in ay Hubka dhigaan oo ay isu soo dhiban Ciidamada Ruushka.

Afhayeenka Wasaaradda Gashaan dhiga Ruushka Igor Konashenkov ayaa sheegay in Ciidamada Ruushka ay burburiyeen Warshad Rasaasta lagu farsameeyo oo ku taallo meel ku dhaw Caasimadda Ukraine ee Kyiv.

Related posts

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

February 23, 2026
Safiirka Soomaaliya ee Australia oo laga guddoomay warqadaha aqoonsiga Danjirenimo

Safiirka Soomaaliya ee Australia oo laga guddoomay warqadaha aqoonsiga Danjirenimo

February 23, 2026

“Gantaallo hawada laga soo ganay xilli habeen ah ayaa burburiyay warshad Rasaasta sameeyso oo ku taalay magaalada Brovary oo aan ka fogeen magaalada Kyiv,” ayuu yiri: afhayeenka Wasaaradda Gashaan dhiga Ruushka Igor Konashenkov.

Wasaaradda Difaaca Ruushka ayaa xustay in Ciidamo gaaraya 1,035, oo calooshood u shaqeystayaal ajnabi ah oo ka kala yimid 63 waddan lagu dilay Ukraine, tan iyo markii uu bilowday dagaalka.

Previous Post

Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay wafdi ka socda guddiga FEIT

Next Post

Xuska Maalinta dhir beerista Qaranka oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post
Xuska Maalinta dhir beerista Qaranka oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Xuska Maalinta dhir beerista Qaranka oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

February 23, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Cabdiqaadir Cilmi ayaa guddoomiyay kulan la xiriira arrimaha adeegyada...

Safiirka Soomaaliya ee Australia oo laga guddoomay warqadaha aqoonsiga Danjirenimo

Safiirka Soomaaliya ee Australia oo laga guddoomay warqadaha aqoonsiga Danjirenimo

February 23, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhin doona dalka Australia Danjire Dr Faysal Axmed Salaad ayaa si rasmi ah warqadihiisa aqoonsiga...

Wasiirka Hawlaha Guud XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Dhuusamareeb

Wasiirka Hawlaha Guud XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Dhuusamareeb

February 23, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ayuub Ismaaciil Yuusuf, ayaa si rasmi...

Taliyaha Qaybta Guud ee booliska oo guddoomiyey kulanka xoojinta Amniga Caasimadda

Taliyaha Qaybta Guud ee booliska oo guddoomiyey kulanka xoojinta Amniga Caasimadda

February 23, 2026
0

Taliyaha Qaybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir Gaashaanle Sare Mahdi Cumar Muumin, ayaa guddoomiyay shir muhiim ah oo ay isugu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In