Monday, March 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Haweenka Galmudug oo ka hadashay xaquuqda carruurta “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Haweenka Galmudug oo ka hadashay xaquuqda carruurta “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Haweenka iyo xuquuqul Insaanka Galmudug oo kaashaneysa hey’adda Save the Children ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ku qabatay xaflad si weyn loo soo agaasimay oo looga hadlay xuquuqda carruurta, gaar ahaan kuwa qaba baahiyaha gaarka ah, kuwa dantayar iyo kuwa ku nool xeryaha barkacayaasha.

Munaasabadda oo sidoo kale lagu maamuusayey maalinta caalamiga ah ee carruurta ayaa waxaa ka soo qeybgalay galay mas’uuliyiin metelayey Wasaaradaha adeegga bixiya ee Galmudug, hey’addaha barakacayasha, qeybaha kala duwan ee bulshada sida naafada, haween iyo macalimiinta waxka dhigga iskuulada caasimadda Dhuusamareeb.

Related posts

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

March 22, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

March 22, 2026

Qaar ka mid ah ka qayb galayaasha ayaa ku dheeraadey ahmiyadda ay leedahay in la sugo xuquuqda carruurta, si gaar ahna loola socdo kuwa qaba baahiyaha gaarka ah iyo kuwa kujira xeryaha bara-kacayaasha.

Agaasimaga Guud ee Wasaradda Haweenka iyo xuquuqul Insaanka Galmudug Maxamed Cali Allaale ayaa si rasmi ah u furay munasaabadan, isagoo xusey in Wasaaraddu ku dadaaleyso daryeelka carruurta.

Previous Post

Madaxweynaha Jubbaland oo shir guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirada Jubbaland “SAWIRRO”

Next Post

Kulan looga arrinsanayo xoojinta Amniga Gobalka Mudug oo lagu qabtay Gaalkacyo “SAWIRRO”

Next Post
Kulan looga arrinsanayo xoojinta Amniga Gobalka Mudug oo lagu qabtay Gaalkacyo “SAWIRRO”

Kulan looga arrinsanayo xoojinta Amniga Gobalka Mudug oo lagu qabtay Gaalkacyo "SAWIRRO"

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay odayaasha...

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO(Mozumbique):-Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aaden Cadde International Airport, iyagoo ka...

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In