Friday, April 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda howlaha guud ee Galmudug oo baarlamaanka horgesay hindise sharciyeedka nidaaminta nakhshadeynta magaalooyinka “SAWIRRO”

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda howlaha guud ee Galmudug oo baarlamaanka horgesay hindise sharciyeedka nidaaminta nakhshadeynta magaalooyinka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda howlaha guud, dib-u-dhiska iyo guriyeynta Galmudug ayaa maanta baarlamaanka Galmudug horgesay hindise sharciyeedka nidaaminta iyo nakhshadeynta magaalooyinka, maamulka dhulka iyo horumarinta dhismooyinka Galmudug oo ah sharci muhiim ah.

Fadhiga baarlamaanka ayaa waxaa shir guddoominayey guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal iyo labadiisa ku-xigeen waxa uuna xildhibaannada hor dhigay ajandaha kulanka iyadoona mudanayaashu ajandaha ansixiyeen.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026

Wasiiru dowlaha wasaaradda howlaha guud, dib-u-dhiska iyo guriyeynta Galmudug Mahad Xaydar ayaa sharcigan muhiimadiisa baarlamaanka ka hor aqriyey isagoona sheegay in sharcigaan waxbadan kabadali doonno nakhshadeynta magaalooyinka Galmudug

Wasiirka wasaaradda howlaha guud, dib-u-dhiska iyo guriyeynta Galmudug Axmed Dhiblaawe Xasir ayaa mudanayaasha baarlamaanka Galmudug ka codsaday inay sharcigaan u meel mariyaan si loogu howlgalo.

Baarlamaanka Galmudug ayaa waxaa horyaala sharciyo ay soo gudbiyeen wasaaradaha Galmudug, waxaana la meelmariyey qaar ka mid ah iyadoona kuwa kale aqrintoodu socoto.

Previous Post

Hay’adda duulista rayidka oo shirkadda Jubba Airways guddoonsiisay shatiga iyo taarigada ay ku shaqeyneyso “SAWIRRO”

Next Post

Dowlada Soomaaliya oo war kasoo saartay weerarkii Wisil iyo gurmad loo fidiyey dadkii dhaawacmay “SAWIRRO”

Next Post
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada X.F.S oo fasaxday Shaqaalaha

Dowlada Soomaaliya oo war kasoo saartay weerarkii Wisil iyo gurmad loo fidiyey dadkii dhaawacmay "SAWIRRO"

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

Madaxweynaha JFS oo u hambalyeeyay Garsoore Cumar Cartan oo ka mid noqday garsoorayaasha koobka Adduunka

Madaxweynaha JFS oo u hambalyeeyay Garsoore Cumar Cartan oo ka mid noqday garsoorayaasha koobka Adduunka

April 9, 2026
0

Madaxweynaha JFS, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray Garsoore Cumar Cabdulqaadir Cartan, kadib markii uu noqday garsoorihii...

Raktarka Jaamacadda Ummadda oo ka qeybgalay shir muhiim ah

Raktarka Jaamacadda Ummadda oo ka qeybgalay shir muhiim ah

April 9, 2026
0

Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Prof. Dr. Maxamed Maxamuud Maxamed, ayaa ka qayb galay shir muhiim ah oo ku saabsan isbeddellada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In