Monday, February 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda waxbarshada oo dib u dhigtay waqtiga la qaadayo Imtixaanka

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Xal u helida is maandhaafka u dhaxeeya wasaaradda waxbarashada iyo Daladaha waxbarashada oo kulan laga yeeshay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Imtixaana mideysan ee ay qaadeyso wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya oo lagu waday in uu ka bilowdo caasimada iyo gobolada dalka si isku mid ah  13 bishaan Juun ayaa wasaaradu maanta shaacisay in dib loo dhigay mudo laba bari ah sababo jira awgood .

Wasiir ku xigeeenka wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare mudane Xaamud Cali Xasan oo warbaahinta qaranka la hadlay ayaa waxaa uu ku dhawaaqay dib u dhaca iyo waxyaabaha keeenay.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khadka taleefanka kula hadlay Amiirka Qatar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khadka taleefanka kula hadlay Amiirka Qatar

February 16, 2026
Wasaaradda Deegaanka XFS oo qabatay kulan wadatashi ah

Wasaaradda Deegaanka XFS oo qabatay kulan wadatashi ah

February 16, 2026

“Waxaan ogeysiineynaa ardayda sanad dugsiyadeeda 2014 -2015 ka imtixaanka gali lahayd ee lagu balansanaa maalinta sabtida ee bishu 13 tahay Juun in la galo in labo cisho aan ku darnay oo la gali doono bisha 15 keeda maalinta Isniinta ah taasoo ah arimo farsamo awgooda iyo ID yadii oo aan wax ka saxeyno iyo ardada oo nagu soo badatay oo hadda is diiwaan galineysa awgeeed ayaan dib ugu dhignay Marka waxaan dadka ogeysiineynaa in howsheenu noogu noqoto howl dhameestiran  in maalinta isniinta dib loogu dhigo Imtixaanka “ayuu yiri wasiirka.

Wasaarada waxbarashada xukuumada federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay dhawaanahaanba dadaal ugu jirtayt suura galinta in ardada dhigatay dugsiyada sare ee ku yaala gobolada bartamaha iyo koofurta Soomaaliya laga qaado imtixaan mideysan dhowr iyo labaatan sano ka dib waxaana aad u soo dhaweeyay dadaalka wasaarada qaybaha bulshada Soomaaliyeed.

Previous Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Madaxweynaha Dalka Oo Ka Hadlay Xaaladda Dalka Sheegayna In Aysan jirin Xukuumad La isku Shaandheynayo “Dhageyso”

Next Post
Madaxweynaha oo  kulamo  Cadaado kula leh dadka Mudug iyo Galgaduud

Madaxweynaha Dalka Oo Ka Hadlay Xaaladda Dalka Sheegayna In Aysan jirin Xukuumad La isku Shaandheynayo "Dhageyso"

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khadka taleefanka kula hadlay Amiirka Qatar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khadka taleefanka kula hadlay Amiirka Qatar

February 16, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wadahadal miro dhal ah oo khadka taleefanka ah la yeeshay Amiirka...

Wasaaradda Deegaanka XFS oo qabatay kulan wadatashi ah

Wasaaradda Deegaanka XFS oo qabatay kulan wadatashi ah

February 16, 2026
0

Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo kaashanaysa Ha’yadda (NAP Global Network) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan...

Shirka Xoojinta Nidaamka Kormeerka iyo Qiimaynta ee Qorshaha Isbeddelka Qaranka

Shirka Xoojinta Nidaamka Kormeerka iyo Qiimaynta ee Qorshaha Isbeddelka Qaranka

February 16, 2026
0

Waaxda Kormeerka iyo Qiimaynta ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha (WQM&HDH) ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay Shirka Xoojinta...

Soomaaliya oo u Hambalyaynaysa Jamhuuriyadda Serbia Maalinta Qaranimada

Somalia Congratulates Serbia on Statehood Day

February 16, 2026
0

The Federal Government of the Federal Republic of Somalia extends its warm congratulations to the Government and people of the...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In