Tuesday, April 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir Beyle oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay dib u habeynta Maaliyadda “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wasiir Beyle oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay dib u habeynta Maaliyadda “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta aaladda fogaan aragga ku shir guddoomiyay kulan bille ah oo ay yeesheen Guddiga Maamul Wanaagga Maaliyadda, kaasi oo diiradda lagu saaray dib u habeynta Maamulka Maaliyadda ee Dowladda.

“Waxa aan shir Gudoomiyay kulankii Billaha ahaa ee Guddiga Maamul Wanaagga Maaliyadda (FGC) oo ay ku mideysan yihiin Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Hey’adaha Dhaqaalaha Adduunka, Maanta waxa aan uga wadahadalnay xaalada dib-u-habeynta Maamulka Maaliyadda Dowladda iyo meelaha kale muhiimka ah sida habka qandaraasyada iibka Qaranka (procurement) iyo Heshiisyada dowladdu ay gasho”.  Ayuu yiri Wasiir Beyle.

Related posts

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale ayaa u mahadceliyay hey’adihii kala qeyb galay shirka oo ay ugu horreeyaan xafiisyada Madaxweynaha, Ra’isul Wasaaraha, Wasaaradda Batroolka, Bangiga Adduunka, IMF, iyo Bangiga dhexe ee Soomaaliya.

Previous Post

Booliska Faransiiska oo xiray labo nin kadib markii la dharbaaxay Madaxweynaha dalkaasi

Next Post

Wasaaradda Ganacsiga oo ka shirtay qabyo qoraalka is-af-garadka Iskaashiga Ganacsiga ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Uganda “SAWIRRO”

Next Post
Wasaaradda Ganacsiga oo ka shirtay qabyo qoraalka is-af-garadka Iskaashiga Ganacsiga ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Uganda “SAWIRRO”

Wasaaradda Ganacsiga oo ka shirtay qabyo qoraalka is-af-garadka Iskaashiga Ganacsiga ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Uganda “SAWIRRO”

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
0

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Somalia Defence Minister Visits AUSSOM Sector 3

April 6, 2026
0

The Minister of Defence of the Federal Government of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, visited the headquarters of Sector 3...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa booqday xarunta Qaybta 3aad ee Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga...

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgalo miino baaris ah ka sameeyay deegaanka Gololey

SNAF Clears IED in Gololey

April 6, 2026
0

The Somali National Armed Forces (SNAF) conducted a mine clearance operation today in the Gololey area, located in Balcad town...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In