Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka Oo Booqday Isbitaal Banaadir “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka Oo Booqday Isbitaal Banaadir “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiir Ku-xigeenka Wasaarrada Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Dr. Maxamed Xasan Maxamed Bulaale ayaa kormeer shaqo ku tagay Isbitaalka Guud ee Benaadir , kaas oo kamidda Xarumaha Caafimaad oo ay Dowladu gacanta ku hayso isla markaana ay ka  faa’iidaystaan Shacabka Soomaaliyeed.

Agaasimaha Guud ee Isbitaal Benaadir Marwo Fartun iyo Agaasimayaasha qeybaha Isbitaalka  ayaa Wasiirka  uga warbixiyay  xaalada Isbitaalka waxa uu sidoo kale Wasiir Ku xigeenka kormeer ku sameeyay qaybo kamida isbitaalka isaga oo u kuurgalay xaalada guud iyo sida loola tacaalayo bukaanada usoo doonta daawaynta Caafimaad Isbitaalka.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026

Ugu dambayn, Wasiirka ayaa ku dhiirigeliyay madaxda iyo shaqaalaha isbitaalka kuna dhiiriyay inay halkaas kasii waadaan shaqada  baaxadda wayn oo ay qaranka u hayaan, waxa uu sidoo kale usheegay in Wasaaradda ay ka warqabto isla markaana kaalin ka gaysanayso horumariinta.

Previous Post

Nuur Oo Ka Tirsanaa Khawaarijta Oo Isku Dhiibay CXD

Next Post

Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka Gobolka Banaadir Oo Kulan La Qaatay Guddiga Dib U Eegista Sharuucda Waddooyinka

Next Post
Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka Gobolka Banaadir Oo Kulan La Qaatay Guddiga Dib U Eegista Sharuucda Waddooyinka

Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka Gobolka Banaadir Oo Kulan La Qaatay Guddiga Dib U Eegista Sharuucda Waddooyinka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In