Tuesday, April 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir ku xigeenka Qorsheynta XFS Oo kormeeray Xarunta Olalaha Loogu Gurmanayo Dhaawacyada Qarixii Zoobe2

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Wasiir ku xigeenka Qorsheynta XFS Oo kormeeray Xarunta Olalaha Loogu Gurmanayo Dhaawacyada Qarixii Zoobe2
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mas’uuliyiin ka tirsan  Waasaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminayay Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda, Mudane Maxamed Cabdulqaadir Cali, ayna ku wehlinaayeen Agaasimaha Maamulka iyo Maaliyadda, Mudane Siciid Maxamuud Axmed, Agaasimaha Kormeerka, Qiimeynta iyo Xalka Waara, Marwo Zahra Cabdi Maxamed, ayaa wadajir ugu kuurgallay howlaha ka socda xarunta Olalaha loogu gurmanayo dhaawacyadii Qarixii Zoobe2 ee ka dhacay 29-kii Octobar magaalada Muqdisho.

Ujeedadda kormeerka madaxda Wasaaradda Qorsheynta ayaa ahaa:-

Related posts

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

April 7, 2026
Hoggaamiyaha KMG ee Koonfur Galbeed oo Baydhabo kulan kula qaatay masuuliyiin sare

Hoggaamiyaha KMG ee Koonfur Galbeed oo Baydhabo kulan kula qaatay masuuliyiin sare

April 7, 2026

1. Hannaanka ay ku socdaan ollolaha iyo howlaha gurmadka sidii ay Wasaaradu u xoojin leheed.

2. Isku-duwidda iyo arruurinta xogaha la xiriira xaaladaha bukaannada, dadkii geeriyooday, qasaaraha hanti ee dhacay iyo howlaha taakuleynta socda ee gurmadka oo ay doorkeeda Wasaaraddu hormuud ka noqoyso shaqalaha iyo madaxda.

3. Diyaarinta Qorshaha dib u soo kabashada qasaarihii uu geystay qarax iyo sida loo dhis lahaa kaabayaasha gurmadka deg deg ah.

Mas’uuliyiinta ka socday Wasaarada Qorsheynta waxaa xarunta ku soo dhaweeyeen Guddoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka, Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle iyo Agaasimaha Guud ee Qorsheynta Gobolka Banaadir, Mudane Cabdulqaadir Muxuaydiin Dalxa, iyaga oo la wadaageen xogaha dadka waxyeeladu gaartay iyo xaaladaha ay hadda ku suganyihiin.

Previous Post

Kulan Looga Hadlayay Dadkii Ku Waxyeeloobay Qaraxii Zoobe2 Oo Lagu Qabtay Wasaaradda Hawlaha Guud

Next Post

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Oo Kulan Mira Dhal Ah La Qaatay Dhiggiisa Dalka Suudaan

Next Post
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Oo Kulan Mira Dhal Ah La Qaatay Dhiggiisa Dalka Suudaan

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Oo Kulan Mira Dhal Ah La Qaatay Dhiggiisa Dalka Suudaan

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay Guddoomiyaha Maamulka Degmada, ahna Duqa magaalada Baydhabo ee Xarunta Ku...

Hoggaamiyaha KMG ee Koonfur Galbeed oo Baydhabo kulan kula qaatay masuuliyiin sare

Hoggaamiyaha KMG ee Koonfur Galbeed oo Baydhabo kulan kula qaatay masuuliyiin sare

April 7, 2026
0

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay xildhibaan...

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
0

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Somalia Defence Minister Visits AUSSOM Sector 3

April 6, 2026
0

The Minister of Defence of the Federal Government of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, visited the headquarters of Sector 3...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In