Sunday, February 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka arimaha dibadda oo la kulmay safiirka Imaaraadka u fadhiya Soomaaliya

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Wasiirrada Arrimaha Dibedda Somalia iyo UAE oo kulmay.+Sawirro.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Hadliye Cumar ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay safiirka dowladda isku tagga imaaraadka Carabta ee u fadhiya Soomaaliya Maxamed Axmed Cusmaan Al Hamaadi, waxaana labada mas’uul kulankooda ay uga hadleen xiriirka ka dhexeeya labada dal iyo siddii lagu sii xoojin lahaa, siddaas waxaa qortay wakaaladda wararka Imaaraadka Carabta ee WAM.

Kulanka labada mas’uul ayaa ka dhacay xarunta safaaradda Imaaraadka Carabta ee magaalada Muqdisho.

Related posts

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Wasiirka Kenya u qaabilsan EAC

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Wasiirka Kenya u qaabilsan EAC

February 14, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay Shir-madaxeedka Afrika

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay Shir-madaxeedka Afrika

February 14, 2026

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, Cabdisalaan Hadliye Cumar  ayaa ammaanay taageerada dowladda immaaraadka carabta ee siiso Soomaaliya, gaar ahaan arrimaha horrumarka, adeegyada bulshadda iyo maalgalinta dowladda immaaraadka ay ka wado Soomaaliya.

Dajiraha dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya, Al Hamaadi ayaa aad uga mahadceliyay wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya dedaalada uu ku bixinaayo siddii uu xoogeesan lahaa xiriirka labada waddan.

Dhinaca kale, danjiraha dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya, Maxamed Axmed Cusmaan Al Hamaadi,  ayaa la kulmay wakiilka qaramada midoobay u qaabilsan Soomaaliya ee Nichalas Kay oo maanta ay ugu egtahay shaqadii uu ka hayay Soomaaliya  Al Hamaadi

 

 

 

Previous Post

Wasiir Maareeye: Machadka tababarka saxaafadda ayaa furi doonaa

Next Post

Madaxweynaha oo kulan la yeeshay saraakiisha ciidanka qalabka sida

Next Post
Madaxweynaha oo tacsi u diray qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday Xildhiban Saadaq Cabdikariim

Madaxweynaha oo kulan la yeeshay saraakiisha ciidanka qalabka sida

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Wasiirka Kenya u qaabilsan EAC

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Wasiirka Kenya u qaabilsan EAC

February 14, 2026
0

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa kulan miro dhal ah la yeeshay Wasiirka Dowladda...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay Shir-madaxeedka Afrika

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay Shir-madaxeedka Afrika

February 14, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad uu ka jeediyay Shir Madaxeedka Midowga Afrika waxa uu kaga...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka oo furay shir-weynaha Qaran ee Kaabayaasha Dijitaalka

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka oo furay shir-weynaha Qaran ee Kaabayaasha Dijitaalka

February 14, 2026
0

Shirweynaha Qaran ee Kaabayaasha Dijitaalka ah (DPI) ayaa si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho, waxaana si wadajir ah u...

Wasiirka Qorsheynta XFS oo kulan la qaatay Wakiilka Hay’adda WFP ee Soomaaliya

Wasiirka Qorsheynta XFS oo kulan la qaatay Wakiilka Hay’adda WFP ee Soomaaliya

February 14, 2026
0

Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene), oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Mudane...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In