Tuesday, March 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka arr/dibada oo aaladda foggaan-aragga kulan kula qaatay jaaliyadda Soomaaaliyeed ee G/Minnesota

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Wasiirka arr/dibada oo aaladda foggaan-aragga kulan kula qaatay jaaliyadda Soomaaaliyeed ee G/Minnesota
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Dowladda Federaalka Soomaliya Mudane Abshir Omar Huruuse,ayaa khadka foggaan aragga kala hadlay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Gobolka Minnesota

Wasiirka, ayaa Jaaliyadda Soomaaliyeed uga war bixiyey siyaasadda qurba joogta Soomaaliyeed oo markii ugu horraysay laga sharciyeey dalkeena, waxa una tilmaamay in kaalin muuqato ay jaaliyadda Soomaaaliyeed ka qaateen dib u dhiska dalka.

Related posts

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

March 17, 2026
Wasiirka Cadaaladda XFS oo  lagu soo dhaweeyey UK

Wasiirka Cadaaladda XFS oo lagu soo dhaweeyey UK

March 16, 2026

Wasiirka arrimaha dibadda, ayaa sidoo kale sheegay in sharcigaan la ballaarin doonno lagana tala galin doono jaaliyadda Soomaaaliyeed oo uu sheegay in sharcigan uu yahay mid, iyaga u adeegayo muhiimna ay tahay in waxa ka ogaadaan si ay uga qeyb qaataan dib u dhiska iyo in dalkooda maalgashadaan,waxa uu intaa raaciyay in  ka Wasaarad ahaan ay ka qeyb qaadan doonaan wax walba oo fududeeynayo in jaaliyadaha Soomaaaliyeed ay dalka ku soo laabtaan kana qeyb noqdaan dib u dhiska iyo hormarada ka socda dalka.

Wasiir Abshir Omar Huruuse, ayaa intaa ku daray inay qaban doonaan shirweyne qurba joogta, isugu imaan doonaan meela kala duwan si ay uga tashadaan kaalinta ay ku leeyhihiin hormarka socda sidoo kalana loo fududeeyo in jaaliyadda Soomaaaliyeed ay ka qeyb qataan maalgashiga dalka.

Previous Post

Somali Prime Minister returns to the capital

Next Post

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaaliyeed oo booqday Wasaraadda haweenka

Next Post
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaaliyeed oo booqday Wasaraadda haweenka

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaaliyeed oo booqday Wasaraadda haweenka

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

March 17, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Cadaaladda XFS oo  lagu soo dhaweeyey UK

Wasiirka Cadaaladda XFS oo lagu soo dhaweeyey UK

March 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macalin, oo safar shaqo ku jooga United...

Somali Leaders Honor Fallen Soldiers and Celebrate Military Gains During Ramadan

Somali Leaders Honor Fallen Soldiers and Celebrate Military Gains During Ramadan

March 16, 2026
0

The Ministers of Defense, Ahmed Moallim Fiqi; Education, Culture and Higher Education, Farah Sheikh Abdulkadir; Transport and Civil Aviation, Mohamed...

SoDMA, South West Ministry Launch Emergency Food Aid for Drought-Affected Families in Baidoa

SoDMA, South West Ministry Launch Emergency Food Aid for Drought-Affected Families in Baidoa

March 16, 2026
0

The Somali Disaster Management Agency (SoDMA), in collaboration with the South West State Ministry of Humanitarian Affairs, today launched the...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In