Sunday, October 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka qaybgaleysa Kalfadhiga 49-aad ee Golaha fulinta Midowga Afrika

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 months ago
in Wararka
0
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka qaybgaleysa Kalfadhiga 49-aad ee Golaha fulinta Midowga Afrika
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Addis Ababa, Itoobiya | 28 Luulyo 2026 – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali (Dhaay), ayaa hoggaaminaya wafdiga Dowladda Soomaaliya ee ka qaybgalaya Kalfadhiga 49-aad ee caadiga ah ee Golaha Fulinta Midowga Afrika, kaas oo halku-dhiggiisu yahay “Sugidda Helitaanka Biyaha Joogtada ah.”

Inta uu socdo kalfadhiga, Dowladda Soomaaliya waxay soo bandhigi doontaa dadaallada ay ku xoojinayso amniga biyaha, iyadoo iftiiminaysa mashaariic muhiim ah oo ay ka mid yihiin Mashruuca Barwaaqo ee Biyaha iyo Adkeysiga Reer Miyiga, iyo sidoo kale laba ceel-biyood oo cusub oo ku shaqeeya tamarta qorraxda. Mashaariicdan ayaa loogu talagalay in lagu ballaariyo helitaanka biyo nadiif ah oo ay bulshada ka faa’iideysato.

Related posts

Hay’adda NISA oo gacanta ku dhigtay eedeysane bom gacmeed ku tuuray bar koontarool

Hay’adda NISA oo gacanta ku dhigtay eedeysane bom gacmeed ku tuuray bar koontarool

October 24, 2026
Ra’iisal wasaare Xamse oo u hambalyeeyey hoggaanka cusub ee Galmudug

Ra’iisal wasaare Xamse oo u hambalyeeyey hoggaanka cusub ee Galmudug

October 22, 2026

Sidoo kale, Soomaaliya waxay ka qayb qaadan doontaa doodaha ku saabsan xoojinta Guddiga Midowga Afrika iyo horumarinta mudnaanta iyo himilooyinka wadajirka ah ee qaaradda Afrika, iyada oo adkeynaysa doorkeeda ku aaddan iskaashiga gobolka iyo horumar waara.

Previous Post

Muqdisho oo uu ka furmay shir cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda dhaqaalaha Dalka

Next Post

Soomaaliya  iyo Kenya oo yeeshay kulan doceed laba Geesood ah intii lagu guda jiray shirka Golaha Fulinta Midowga Afrika

Next Post
Soomaaliya  iyo Kenya oo yeeshay kulan doceed laba Geesood ah intii lagu guda jiray shirka Golaha Fulinta Midowga Afrika

Soomaaliya  iyo Kenya oo yeeshay kulan doceed laba Geesood ah intii lagu guda jiray shirka Golaha Fulinta Midowga Afrika

Hay’adda NISA oo gacanta ku dhigtay eedeysane bom gacmeed ku tuuray bar koontarool

Hay’adda NISA oo gacanta ku dhigtay eedeysane bom gacmeed ku tuuray bar koontarool

October 24, 2026
0

Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya ciidamada kale ee amniga, ayaa gacanta ku dhigay Cabdisalaan Yacquub Nuur...

Ra’iisal wasaare Xamse oo u hambalyeeyey hoggaanka cusub ee Galmudug

Ra’iisal wasaare Xamse oo u hambalyeeyey hoggaanka cusub ee Galmudug

October 22, 2026
0

Ra'iisal wasaaraha xukuumadda FS ayaa hambalyo u diray hoggaamiyaha iyo Hoggaamiye Ku-xigeenka Dowlad-goboleedka Galmudug Mudane Liibaan Axmed Xasan iyo Abdiwali...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO HAMBALYO U DIRAY HOGGAANKA CUSUB EE GALMUDUG

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO HAMBALYO U DIRAY HOGGAANKA CUSUB EE GALMUDUG

October 22, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Hoggaamiyaha cusub ee Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Liibaan...

Wakiilada Baarlamaanka Galmudug oo doortay hoggaanka cusub ee maamulkaasi

Wakiilada Baarlamaanka Galmudug oo doortay hoggaanka cusub ee maamulkaasi

October 22, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug Mudane Xuseen Maxamed Nuur ayaa maanta ku dhawaaqay natiijadii doorashada Galmudug oo uu ku guuleystay Mudane...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In