Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo qaabilay Safiirka Djibouti ee Soomaaliya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo qaabilay Safiirka Djibouti ee Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mogadishu, February 25, 2015 – Wasiirka Arrimaha Dibadda ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cabdisalaan Hadliye Cumar ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa Safiirka Jamhuuriyadda Djibouti u qaabilsan Soomaaliya Danjire Dayib Dubad Robleh oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka laba geesoodka iyo iskaashiga dhinacyada badan leh ee labada dal u dhaxeeya .

Kulankani ayaa waxaa looga hadlay danaha wadaagga ah ee labada dowladood si gaar ah howlgalka ciidanka Djibouti “ Hiil Walaal” ee qeybta ka ah howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMSIOM), tababarida ciidamada ammaanka Soomaaliya iyo horumarinta xiriirka diblomaasiyadeed .

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

“Dowladda Federaalka Soomaaliya , waxa ay kaga mahad-celineysaa ciidamada Djibouti ee ka howlgala Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan , kaalinta muuqata ee ay ka qaateen nabadda iyo deganaanshaha , iyagoo ku howlgalaya magaca AMISOM , waxa ay si la mid ah ugu mahad-celineysaa ciidamada kala jinsiyadaha duwan ee ka qeyb ah howlgalkaasi” ayuu yiri Wasiirka.

Kulankani oo ku dhammaaday jawi is afgarad leh ayaa waxaa goob ka ahaa diblomaasiyiin ka kala tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Safaaradda Djibouti ee caasimadda Muqdisho.

Previous Post

Saaxiibada Soomaaliya oo soo dhoweeyay dadaalka ay wadaan odayaasha Goboladda Dhexe

Next Post

Ra’iisul wasaaraha oo ka qeyb galay xil wareejinta Wasaaradda Warfaafinta “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul wasaaraha oo ka qeyb galay xil wareejinta Wasaaradda Warfaafinta “SAWIRRO”

Ra'iisul wasaaraha oo ka qeyb galay xil wareejinta Wasaaradda Warfaafinta "SAWIRRO"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In