Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay dhigiisa Imaaraadka Carabta “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay dhigiisa Imaaraadka Carabta “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya C/salaan Cumar Hadliye ayaa kula kulmay magaalada Abu Dhabi la qaatay dhigiisa Isu tagga Imaaraadka Carabta Sheikh Abadalla Bin Zayid Al Nahyan, iyagoo kaga wada hadlay xiriirka labada dal iyo xaaladda Siyaasadeed ee Soomaaliya.

Kulankan oo ka dhacay Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda Imaaraadka Carabta ayaa waxaa goob joog ka ahaa Safiirka dowladda Soomaaliya u fadhiyay Imaaraadka Carabta Abdulkadir Sheekhey Mohamed Al-Hatimi, oo lagu amaanay doorka uu ka qaatay wanaajinta xiriirka labada dal.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Labada Wasiir ayaa ka wada hadlay sidii loo xoojin lahaa iskaashiga u dhaxeeya labada dal iyo sidii Imaaraadka Carabta uu sii wadi lahaa taageerada uu siiyo dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed.

Wasiir Hadliye ayaa ka mahad celiyay mashaariicda Imaaraadka Carabta ka fulinayaan Soomaaliya iyo kaalmada bani’aadanimo ee ay la garab taagan tahay shacabka Soomaaliyeed.

Ugu dambeyn Wasiirka Arrimaha Dibadda Imaaraadka Carabta Sheikh Abadalla Bin Zayid Al Nahyan ayaa sheegay inay sii laba laabayaan taageerada ay siiyaan dowladda Soomaaliya, isagoo amaanay horumaradii u dambeysay ee ay sameysay dowladda Federaalka.

Hadliye & Sh. Abdalla Hadliye In UAE Somalia FM 26 April 2016-1 Somalia FM 26 April 2016-2

Previous Post

Raisul wasaare ku-xigeenka dalka oo soo xeray shirkii cadaaladda looga hadlaayay

Next Post

Jeneraal Xaamud “Dugsiga waxaa ku jira noocyo kala duwan oo ka tirsan ciidanka booliska” “Sawirro”

Next Post
Jeneraal Xaamud “Dugsiga waxaa ku jira noocyo kala duwan oo ka tirsan ciidanka booliska” “Sawirro”

Jeneraal Xaamud "Dugsiga waxaa ku jira noocyo kala duwan oo ka tirsan ciidanka booliska" "Sawirro"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In