Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka arrimaha gudaha oo furay shir ku saabsan madasha xiriirka dowladda iyo maamul goboleedyada “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Wasiirka arrimaha gudaha oo furay shir ku saabsan madasha xiriirka dowladda iyo maamul goboleedyada “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka arrimaha gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho ka furay kulan looga hadlayay wada tashiga aas aasida  madasha xiriirka  Dowladda Dhexe iyo Dowladaha xubnaha ka ah Federaalka oo ay sooo qaban qaabisay  Wasaaradda Arrrimaha Gudaha.

shirka waxaa  ka  qayb galay  mas’uuliyiinta qaar kamid ah  Wasaaraddaha dowladda Soomaaliya iyo kuwa mamaul goboleedyada, wakiilo ka kal asocoday xafiisyada Madaxweynaha, Raii’sul wasaraha iyo xubno kale.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Ugu horeyn ayaa waxaa kulanka  ka hadlay  Xoghayaha dowladda Hoose ee Gobolka Banaadir  Maxamed Aamiin Sheekh Cilmi ayaa tilmaamay in ka qeyb galayaasha ay wax badan ka faa’iideysan doonaan.

Qaar ka mid ah Wasiirada  dowlad Goboleedyada dalka oo goobta hadal kooban ka jeediyay ayaa s wada jir ah  u soo dhaweeyay  furitaanka barnaamijkaan.

Wasiirka arrimaha gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen  Odowaa ayaa sheegay  inay muhiim tahay  wada shaqaynta  Wasaaradaha,  isagoo dhinaca kale Wasiirka Arrimaha gudaha soo hadal qaaday abaaraha baahsan ee ka jirta qaar ka mid ah gobollada dalka.

IMG_0015 IMG_0023 IMG_0025 IMG_0026 IMG_0030 IMG_0035 IMG_0043 IMG_0045 IMG_0047 IMG_0052 IMG_0058 IMG_0060 IMG_0066 IMG_0074 (1)   IMG_0092 IMG_0100 IMG_0103 IMG_0106  IMG_0118  IMG_0121  IMG_0123  IMG_0128

Sawir Qaade:- Farxaan Suleymaan Daahir

Previous Post

Deg deg: Ciidamada Puntland oo dib ula wareegay degmada Qandala

Next Post

Olole sare loogu qaadayo waxbarashada oo ka socda Godinlabe Galgaduud.

Next Post
Olole sare loogu qaadayo waxbarashada oo ka socda Godinlabe Galgaduud.

Olole sare loogu qaadayo waxbarashada oo ka socda Godinlabe Galgaduud.

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In