Wednesday, August 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Boostada XFS oo Maanta ka qeybgalay Kulanka Guddiga Maamulka Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Boostada XFS oo  Maanta ka qeybgalay Kulanka Guddiga Maamulka Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Boostada iyo isgaariista XFS mudane ENG Cabdi Canshuur Xasan ayaaa   maanta ka qeybgalay Kulanka Guddiga Maamulka (Board) ee Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ).

Wasiirka Canshuur  iayaa xubnaha Guddiga la wadaagay waxyaabaha ay Dawladdu ka fileyso kulankan oo ay ugu muhiimsan tahay dhaqan-gelinta go’aamadii ka soo baxay shirkii la qabtay la qabtay 15-kii Juun ee ay ka soo qeyb galeen shirkadaha Isgaarsiinta bixiya (MNOs), HIQ, Wasaaradda iyo Garyaqaanka Guud ee Qaranka, kuwaas oo ah in go’aamada ka soo baxaya HIQ la marsiiyo hannaanka uu sharcigu dhigayo sida kulankan oo kale, ka dib marka lagala soo tashto dhammaan dhinacyada ay khuseyso.

Related posts

Hay’adda Qaxootiga Qaranka oo Nairobi ku qabatay shir looga hadlayay wax u qabashada dadka dalka dib loogu soo celiyo.

Hay’adda Qaxootiga Qaranka oo Nairobi ku qabatay shir looga hadlayay wax u qabashada dadka dalka dib loogu soo celiyo.

August 26, 2026
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada oo kormeeray Xarunta Machadka Tababarrada Beladweyne

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada oo kormeeray Xarunta Machadka Tababarrada Beladweyne

August 26, 2026

Sidoo kale wasiirka boostada ayaa shegay Xilligan Wasaaradda iyo xukuumadda guud ahaanba in ay ah ahmiyad gooni ah u leedahay bixinta   rukhsadaha isgaarsiinta si shirkadaha looga dhigo kuwo ku shaqeeyo nidaam sharciyeed, kadibna ay u qaataan rukhsadaha kale ee khuseeya sida rukhsadda lacagaha taleefoonka lagu gudbiyo ee uu diyaariyey Bangiga Dhexe ee Dalka (MMT). Bixinta rukhsadaha Isgaarsiinta waa halbeeg muhiim u ah qorshaha deyn-cafinta dalka, waxaana idinka filanaynaa in aad howshaan ku soo gabagabeyn doontaan waqti kooban.

Wasiir canshuur “Go’aamada ka soo baxa kulankiina waxa aad la soo wadaagi doontaan Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada, taas oo ka dib kala tashan doonta Wasaaradda Maaliyadda arrimaha khuseeya qiimayaasha.

Ugu danbeeyn Wasiirka Boostada iyo isgaariista XFS mudane ING Cabdi Canshuur Xasan  ayaa kula dardaarmay Guddiga iyo Maamulka Hay’addaba inay dadajiyaan hawlaha horyaalla si loo dhammeystiro nidaaminta suuqa isgaarsiinta Soomaaliya oo ahmiyad u leh shacabka iyo dawladda Soomaaliyeedba

Tags: Wasiirka Boostada XFS oo maanta ka qeybgalay Kulanka Guddiga Maamulka Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka
Previous Post

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada DFS oo gudoontay agab iyo qalab xafiiseed loogu talagalay Waaxda Farsamada Gacanta iyo Tababarrada ee Wasaaradda “Sawirro”.

Next Post

Imtixaanka Fasaladda Sideedaad ee Gobolka Banaadir oo Maanta la soo Gaba-gabeeyay+Sawirro

Next Post
Imtixaanka Fasaladda Sideedaad ee Gobolka Banaadir oo Maanta la soo Gaba-gabeeyay+Sawirro

Imtixaanka Fasaladda Sideedaad ee Gobolka Banaadir oo Maanta la soo Gaba-gabeeyay+Sawirro

Hay’adda Qaxootiga Qaranka oo Nairobi ku qabatay shir looga hadlayay wax u qabashada dadka dalka dib loogu soo celiyo.

Hay’adda Qaxootiga Qaranka oo Nairobi ku qabatay shir looga hadlayay wax u qabashada dadka dalka dib loogu soo celiyo.

August 26, 2026
0

Waxaa maanta magaalada Nairobi ee dalka Kenya ka qabsoomay kulan lagu daah-furayay mashruuca CAPSOM II, kaas oo diiradda lagu saaray...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada oo kormeeray Xarunta Machadka Tababarrada Beladweyne

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada oo kormeeray Xarunta Machadka Tababarrada Beladweyne

August 26, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Hirshabeelle, Mudane Nuur Xasan Muuse (Jaake), ayaa maanta kormeer shaqo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo bilaabay Madasha Ganacsiga ee Muqdisho(MAQAAL)

Soomaaliya iyo Shiinaha oo bilaabay Madasha Ganacsiga ee Muqdisho(MAQAAL)

August 26, 2026
0

Madashu waxay iskugu keenaysaa mas'uuliyiinta dowladda, maal-gashadayaasha Shiinaha iyo hoggaamiyeyaasha ganacsiga Soomaaliyeed si ay uga wada hadlaan fursadaha ka jira...

Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka oo aqbalay Go’aankii Maxkamadda Sare

Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka oo aqbalay Go’aankii Maxkamadda Sare

August 26, 2026
0

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha, isagoo fulinaya awoodihiisa Dastuuriga ah, kuna dhaqmaya sharciga doorashooyinka Qaranka, sharciga dhisidda Guddiga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In