Sunday, April 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Caafimaadka X.F.S iyo Safiirka Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya oo ka qayb galay munaasabad Agab Caafimaad lagu gudoonsiinayay Isbitaal Martino

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Caafimaadka X.F.S iyo Safiirka Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya oo ka qayb galay munaasabad Agab Caafimaad lagu gudoonsiinayay Isbitaal Martino
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadan Isbitaal Martino lagu gudoonsiinayay Agablaka Caafimaad oo ay ugu deeqeen Cutubyada Ciidanka Talyaaniga Soomaaliya ee loo yaqaano CIMIC EUTM, oo ay ka qeybgaleen Safiirka Dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya Alberto Vecchi iyo Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Drs Fowsiya Abiikar Nuur, ayaa Agab Caafimaad lagu gudoonsiiyay maamulka  Isbitaal Martino.

Agabkan oo isugu jiray Mishino Casriga ah iyo qalab Caafimaad  ayay  Cutubyada Ciidanka Talyaaniga Soomaaliya  ay gudoonsiiyeen Isbitaalka Martino, oo kaalin weyn ka qaadanayaa u adeegsita Bulshada Soomaaliyeed.

Related posts

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

April 5, 2026
Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

April 5, 2026

Ugu horeen Agaasime ku xigeenka Isbitaalka Martiini ayaa uga mahadceliyay Dowladda Taliyaaniga deeqadan caafimaad ee ay maanta ugu deeqeen isbitaalka si loo xoojiyo adeega ay u hayaan Bulshada.

Safiirka Dowladda Taliyaaniga ee Soomaaliya ayaa dhankiisa sheegay in dowladda Talyaaniga ay wada shaqeyn wanaagsan kala dhaxeyso guud ahaan Hey’adaha Dowladda gaar ahaan Wasaaradda Caafimaadka.

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Drs Fowsiya Abiikar Nuur oo gudoontay qabalbkan Caafimaad ee dowladda Taliyaanigu ay ugu deeqday Isbitaalka, ayaa sheegtay in wax weyn ka tari doonto adeeyada Caafimaad ee uu Isbitaalka u hayo  Bulshada Soomaaliyeed.

Previous Post

Wafdi uu horkacaya Safiirka Sweden ee Soomaliya oo gaaray Baladweyn

Next Post

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo shacabka iyo taliska xoogga uga tacsiyadeeyay geerida Marxuum Xasan Shaalle

Next Post
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo shacabka iyo taliska xoogga uga tacsiyadeeyay geerida Marxuum Xasan Shaalle

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo shacabka iyo taliska xoogga uga tacsiyadeeyay geerida Marxuum Xasan Shaalle

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHAB):-Qaar ka tirsan Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan magaalada Baydhaba, ayaa maanta kulamo kala duwan kula qaatay...

Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ururka 165-aad ee Guutada 16-aad Kumaandooska Danab ayaa howlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Degmada Buurhakaba...

Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA

Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Odayaashay Dhaqanka KGS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Odayaashay Dhaqanka KGS

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la qaatay qaybo ka mid ah Odayaasha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In