Thursday, March 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Caafimaadka XFS iyo wafdi ay hogaamineyso oo maanta gaaray magaalada Jowhar

caqiil by caqiil
4 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Caafimaadka XFS iyo wafdi ay hogaamineyso oo maanta gaaray magaalada Jowhar
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdiga ay hogaamineyso Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowsiya Abiikar Nuur, ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar ee xarunta Dowlad gobaleedka Hirshabeelle, waxaana Garoonka Diyaaradaha ku soo dhaweeyey madaxda Wasaarada Caafimaadka Hirshabeelle.

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Fowsiya Abuukar Nuur, ayaa magaalada Jowhar gaar siisay dawooyin loogu talagalay xarumaha caafimaadka oo uu ugu horeeya Isbitaalka guud ee Magaalada Jowhar.
Wasiir Fowsiya, ayaa sheegtay in Dawooyinkan wax looga qaban doono xanuunada ka dhashay fatahaaada soo noqnoqday ee uu sameeyo Wabiga Shabeelle.
sidokale agabka Caafimaad ee maanta la gaarsiiyay Jowhar , ayaa waxaa ku jiray dawooyin iyo qalab loogu talagalay ka hortaga xanuunka Covid 19.

Related posts

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 4, 2026
Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

March 4, 2026
Previous Post

Mareykanka oo balan-qaaday inuu dadaal u gali doono sidii loo joojin lahaa dagaalka Itoobiyo ka socda

Next Post

Sarkaal ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab oo isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga dalka.

Next Post
Sarkaal ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab oo isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga dalka.

Sarkaal ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab oo isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga dalka.

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 4, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

March 4, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  labaad ee tartanka

DAAWO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay shacabka kadib meel marinta Dastuurka Qaranka

DAAWO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay shacabka kadib meel marinta Dastuurka Qaranka

March 4, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyay shacabka soomaaliyeed ayaa ku bogaadiyey Xildhibaanada Labada Aqal...

Siyaasi Axmed Saafi oo soo dhaweeyay meel marinta Dastuurka Qaranka

Siyaasi Axmed Saafi oo soo dhaweeyay meel marinta Dastuurka Qaranka

March 4, 2026
0

Siyaaasi Axmed Saafi oo ka mid ah siyaasiyiinta ayaa soo dhaweeyay meel mrinta Dastuurka Qaranka ee ay Mudanyaasha labada Aqal...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In