Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Cadaaladda oo la kulmay saraakiil ka tirsan Hay’adaha Qaramada Midoobay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Cadaaladda oo la kulmay saraakiil ka tirsan Hay’adaha Qaramada Midoobay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Avv. Xasan Xuseen Xaaji ayaa kulan gaar ah layeeshay ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya iyo qaar ka mid ah hay’adaha Qaramada Midoobay ee jooga Soomaaliya, gaar ahaan UNSOM iyo UNDP wuxuuna kala hadlay dar-dargalinta iyo mideynta dadaalada ay wadaan deeq-bixiyaasha sida gaarka ah u taageera hay’adaha Cadaaladda iyo Garsoorka Soomaaliya.

Sidoo kale kulanka Wasiirka ayaa waxaa ku wehliyey Agaasimaha Guud iyo qaar ka mid ah  Lataliyaasha Wasaaradda Cadaaladda.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Ugu dambeyn, iyada oo la eegayo xiriirka iyo iskaashiga Bahda Cadaaladda iyo hay’adaha Qaramada Midoobay ee jooga Soomaaliya, gaar ahaan kuwa taageera ha’adaha Cadaaladda iyo Garsoorka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, waxaana la isla gartay in la laba jibaaro dadaallada lagu tayeynayo hay’adaha caddaaladda guud ahaan ee dalka.

Previous Post

Xubno ka tirsan Guddiga Qaran ee Abaaraha oo la kulmay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya

Next Post

Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay Safiirka UK ee Soomaaliya

Next Post
Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay Safiirka UK ee Soomaaliya

Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay Safiirka UK ee Soomaaliya

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In