Monday, April 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Cadaaladda XFS oo booqday Akadeemiyada Cadaaladda ee Turkiga

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
1 year ago
in Wararka
0
Wasiirka Cadaaladda XFS oo booqday Akadeemiyada Cadaaladda ee Turkiga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi uu hoggaaminayay Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, mudane Xasan Macallin oo shalay socdaal shaqo ku tegay Turkiga ayaa maanta booqasho ujeedkeedu yahay xoojinta xiriirka iyo sahminta fursadaha iskaashi ee wadajirka ah, waxey ku tageen Akadeemiyada Cadaaladda ee Turkiga.

Wafdiga ayaa loo soo bandhigay warbixin qoto dheer oo ku saabsan qaab-dhismeedka, shaqooyinka iyo barnaamijyada tacliinta ee akaadeemiyada. Warbixinta ayaa lagu soo bandhigay arrimaha muhiimka ah sida hababka tababarka xirfadlayaasha garsoorka, mashaariicda cilmi-baarista, iyo istaraatiijiyadaha kobcinta awoodaha.

Related posts

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo gaaray magaalada Baydhabo

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo gaaray magaalada Baydhabo

April 6, 2026
Agaasimaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo shir guddoomiyay kulan muhiim ah

Agaasimaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo shir guddoomiyay kulan muhiim ah

April 6, 2026

Mas’uuliyiinta ayaa kulan ay machadka ku yeesheen xoogga ku saaray in la aqoonsado fursadaha iskaashiga, gaar ahaan dhinacyada Waxbarashada sharciga, tababarka garsoorka, iyo is-weydaarsiga aqoonta.

Labada dhinac waxay adkeeyeen muhiimadda ay leedahay dhisidda iskaashi muddo dheer ah si loo xoojiyo nidaamyada cadaaladda, korna loogu qaado awoodaha hay’adaha.

Previous Post

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo gaaray dalka Ciraaq

Next Post

Soomaaliya iyo Sacuudiga oo kala saxiixday heshiis shaqo qoris ah

Next Post
Soomaaliya iyo Sacuudiga oo kala saxiixday heshiis shaqo qoris ah

Soomaaliya iyo Sacuudiga oo kala saxiixday heshiis shaqo qoris ah

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo gaaray magaalada Baydhabo

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo gaaray magaalada Baydhabo

April 6, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, Mudane Cabdikariim Axmed Xasan, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo...

Agaasimaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo shir guddoomiyay kulan muhiim ah

Agaasimaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo shir guddoomiyay kulan muhiim ah

April 6, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Cabdulkadir Cali ayaa shir guddoomiyay kulan muhiim ah oo...

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHAB):-Qaar ka tirsan Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan magaalada Baydhaba, ayaa maanta kulamo kala duwan kula qaatay...

Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ururka 165-aad ee Guutada 16-aad Kumaandooska Danab ayaa howlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Degmada Buurhakaba...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In