Friday, March 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Duulista Hawada oo la kulmay madaxda diyaaradaha dalka ka howlgala “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Duulista Hawada oo la kulmay madaxda diyaaradaha dalka ka howlgala “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Soomaaliya oo ay weheliyaan Mareeyaha Hay’adda Duulista Rayidka ah iyo Agaasimaha Hay’adda Socdaalka ayaa maanta oo khamiis ah la kulmay mas’uuliyiin ka socday Diyaaradaha ka hawlgala dalka.

Kulankaan oo muhiimad gaar ah u lahaa Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista hawada ayaa looga hadlay sidii loo dardar galin lahaa dhismaha dalada midowga diyaaradaha, waxaana la isla qiray baahida loo qabo dhismaha dalada.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

March 20, 2026
Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

March 20, 2026

Xubnaha ka socday diyaaraha ka hawlgala dalka ayaa sheegay in dan aysan ugu jirin dalad la’aan, waxayna qireen in si deg deg ah ay dhankooda u dardar galinayaan dhismaha daladaan.

Wasiirka Gaadiidka iyo duulista Hawada Xukuumadda Soomaaliya Duraan Faarax ayaa cadeeyay in ka Wasaarad ahaan ay diyaar la yihiin sidii dalada loo dhisi lahaa.

Wuxuu qiray in Midowga diyaaraha oo la helo uu sahlayo isla xisaabtan iyo in la tayeeyo adeegyada ay shirkadaha diyaaraduhu u hayaan shacabka Soomaaliyeed.

Previous Post

Kulan looga arrinsanayo qoondada haweenka 30% oo lagu qabtay Dhuusamareeb “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka Howlaha Guud oo la kulmay Madaxa Hay’adda NIS foundation “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Howlaha Guud oo la kulmay Madaxa Hay’adda NIS foundation “SAWIRRO”

Wasiirka Howlaha Guud oo la kulmay Madaxa Hay'adda NIS foundation "SAWIRRO"

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

March 20, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, isla markaana ku guda jirta Todobaadka Gurmadka...

Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

March 20, 2026
0

Ciidamada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan furimaha hore ee dagaalka, gaar ahaan gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa saakay si...

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo salaadda Ciid Fidriga ku tukaday Masaajidka Villa Hargeysa

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo salaadda Ciid Fidriga ku tukaday Masaajidka Villa Hargeysa

March 20, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya 20, Maarso, 2026: Guddoomiyaha Golaha Sbacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa...

Madaxweynaha JFS oo Ciidul Fitriga kula qaatay Ciidamada degaanka Gandarshe ee Sh/Hoose

Madaxweynaha JFS oo Ciidul Fitriga kula qaatay Ciidamada degaanka Gandarshe ee Sh/Hoose

March 20, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta munaasabadda Ciidul Fitriga kula qaatay Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In