Thursday, March 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS oo tababar u soo xiray qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
7 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS oo tababar u soo xiray qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Si loogu mahadceliyo laguna dhiiri galiyo ayuu Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullahi Salaad Oomaar Shahaandooyin abaal marin ah ku guddoonsiyay  doorka ay ka qaateen suurta galnimadii soo wareejintii xafiiska Maamulka Hawada ee Soomaaliya,  waxaayna kala ahaayeen  Agaasime ku-xigeenka  Hay,adda Socdaalka iyo jinsiyada  Ibraahin Xuseen xersi ,Maareeyaha Guud ee Garoonka  Generaal Cabdi Ashkar Jamac,kuxigeenka hay,adda socdaalka iyo jinsiyada Axmed Xuseen raage ,cumar Macalin Nuur, Madaxa Garoonka Aadan Cade, iyo Maamulka furdada Garoonka ee Wasaaradda Maaliyada  Cabdiwal Maxamed  Cali.

Waxaa kalo qeyb ka ahaa qaar ka mid shaqaalihii tababarka loo soo xeray, islamarkaan sheegay in ay diyaar u yihiin in ay waxay barteen ugu shaqeeyaan bulshadooda

Related posts

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 4, 2026
Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

March 4, 2026

‘’Sucaado  diiriye Xasan oo ka mid aheyd shaqaalihi tababarka loo soo xeray ayaa sheegatay in waxyaabo badan ay ka barteen islamarkaan ay ugu shaqeyn doonaan bulshadooda ’’

Kusimaha Maareyaaha Hay,ada Duulista Hawada Axmed  Macalin Xasan waxa uu sheegay in wasaaradu ay ka shaqeyneyso sidii shaqaalaha ay tababar dhameystiran u heli lahaayeen

’’Waxaan wadnaa in aan tababaro dheeraad ah siino shaaqalaha si xirfada ay ku shaqeynayaan ay u noqoto mid ku filan Garoonka sidoo kale uu ula jaan qaado Garoomada caalamka ’’

Guddiga gaadiidka  ee Golaha shacabka oo ay shaqadiisa tahay la socodka hamsami u socodka arrimha socdaalka iyo shaqada garoonka ayaa ku dhiiri galiyay howsha ay qabteen Wasaaradda iyo Hay,ada Duulista Hawada

’’Waxaan bogaadineynaa shaqada ay ka qabteen Wasaaradda iyo hay’adda Duulista Hawada hadii aa nahay gudiga gadiid ee hay’adda duulista ee Golaha shacabka,” ayuu yiri xildhibaan Cabdiraxmaan  Axmed Suge ’’

Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomaar Wasiirka Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista Hawada ayaa uga mahadceliyay Mas”uuliyiinta si ay uga qeyb qaateen in horumarkaan,wuxuun dhanka kale sheegay in wali howlo badan uyaalaan Wasaaradda

’’Waxa ay naga mudan yihiin inaan u mahadcelino doorkii ay ka qaateen soo celintii xafiiska maamulka Hawada ee Soomaaliya waxaa kaloo noo yaala Howlo badan si aan u hormarino adeegayada garoonka ’’

Tan iyo markii xafiidka Maamulka Hawada loo soo wareejiyay Magaalada Muqdisho waxaa la bilaabay tababaro aqoontooda kor loogu qaadayo shaqaalaha xafiiska maamulka hawada si ay ula jaan qadaan kuwa caalamka waxaana soo dhamaaday wajigii labaad ee ee tababrka amniga garoonka iyado dhawan ay bilaaban doonan kuwa kale.

Previous Post

Kullan looga hadlayay soo bandhigida Xogta Dowladda iyo sidii la isugu xiri lahaa oo lagu qabtay Muqdisho+Sawirro

Next Post

Taliyaha Ciidanka Booliska oo Safar shaqo ugu ambabaxay dalka Sudan

Next Post
Taliyaha Ciidanka Booliska oo Safar shaqo ugu ambabaxay dalka Sudan

Taliyaha Ciidanka Booliska oo Safar shaqo ugu ambabaxay dalka Sudan

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 4, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

March 4, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  labaad ee tartanka

DAAWO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay shacabka kadib meel marinta Dastuurka Qaranka

DAAWO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay shacabka kadib meel marinta Dastuurka Qaranka

March 4, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyay shacabka soomaaliyeed ayaa ku bogaadiyey Xildhibaanada Labada Aqal...

Siyaasi Axmed Saafi oo soo dhaweeyay meel marinta Dastuurka Qaranka

Siyaasi Axmed Saafi oo soo dhaweeyay meel marinta Dastuurka Qaranka

March 4, 2026
0

Siyaaasi Axmed Saafi oo ka mid ah siyaasiyiinta ayaa soo dhaweeyay meel mrinta Dastuurka Qaranka ee ay Mudanyaasha labada Aqal...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In