Monday, April 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Gaadiidka Oo Kulan La Qaadatay Agaasimayaasha Waaxyaha Wasaaradda iyo La Taliyayaasha

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Gaadiidka Oo Kulan La Qaadatay Agaasimayaasha Waaxyaha Wasaaradda iyo La Taliyayaasha
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Soomaaliya Marwo Fardowso Cismaan Cigaal oo ay weheliyaan Wasiiru dowlaha Wasaarada Mudane.Maxmaed Cumar Cali Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Mudane Sulub Axmed Firin, waxaa shirka kasoo qeybgalay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Agaasimayaasha waaxyaha iyo la Taliyayaasha Wasaaradada qeybaheeda kala duwan.

Kulanka oo Sacaado socday, ayaa ugu horayn lagu soo bandhigay Warbixinta guud ee Wasaarada,waxa u qabsoomay iyo Mustaqbalka qorshayaasha Wasaraadda lagu horumarinaayo.Agaasimaha Guud oo warbixin jeediyay, ayaa si faahfaahsan uga waramay shaqooyinka Wasaaradda,Wuxuuna soo dhaweeyay Hoggaanka Cusub ee Wasaaradda, isagoona sheegay in si hufan ay ula shaqaynayaan Mas’uuliyiinta cusub.

Related posts

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

April 5, 2026
Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

April 5, 2026

Agaasimayaasha waaxyaha Wasaaradada Gaadiidka iyo Duulista Hawada, ayaa dhankooda soo bandhigay shaqooyinka u qabsoomay. waxayna sheegeen in qorshahooda ay ku saleeyeen baahiyaha hortabinta u leh.

Xubno ka mid ah La taliyayaasha shirka ka qaybgalayay ayaa Hoggaanka Wasaarada usoo bandhigay dhinacooda talooyin ku aadan sida lagu horumarin karo shaqada Wasaarada ka socota, waxayna soo dhaweeyeen Masuuliyiinta cusub ee Wasaarada la wareegay.

Wasiiru dawlaha Wasaaradda Mudane.Maxamed Cumar Caananuug iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Mudane Sulub Axmed, ayaa ka mahadceliyay Warbixinta lasiiyay ee ku aadan Shaqooyinka ka socda Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista Hawadda.

Ugu dambayn Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Marwo Fardowso Cismaan ayaa shirka soo xirtay waxayna sheegay in la dardar galiyo shaqooyinka Wasaarada, iyadoona intaas ku dartay in wixii saxid u baahan la saxayo, sidoo kalena la xoojinayo wixii saxan.

Previous Post

Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan Oo Ay Wahliyaan Xidhibaanno Oo Kormeeray Deegaanka Teedaan

Next Post

Ra’iisul Wasaare Xamse Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Dowladda Imaaraadka 

Next Post
Ra’iisul Wasaare Xamse Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Dowladda Imaaraadka 

Ra’iisul Wasaare Xamse Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Dowladda Imaaraadka 

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHAB):-Qaar ka tirsan Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan magaalada Baydhaba, ayaa maanta kulamo kala duwan kula qaatay...

Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ururka 165-aad ee Guutada 16-aad Kumaandooska Danab ayaa howlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Degmada Buurhakaba...

Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA

Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Odayaashay Dhaqanka KGS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Odayaashay Dhaqanka KGS

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la qaatay qaybo ka mid ah Odayaasha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In