Saturday, November 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Gaashaandhiga XFS oo sagootiyay ciidan tababar loogu qaaday Turkiga+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Gaashaandhiga XFS oo sagootiyay ciidan tababar loogu qaaday Turkiga+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa Muqdisho ka Sagootiyay cutubyo ka tirsan Ciidanka Kumaandooska Gor Gor oo tababar ku soo qaadan doona dalka Turkiga.

Waxaana dhanka kale, wasiirka Difaaca uu soo dhaweeyay Saraakiil  iyo Saraakiil Xigeenno loo soo tababaray hoggaaminta ciidamada.

Related posts

Shirka Madasha Arrimaha Beni’aadannimada oo la soo gabagabeeyay

Shirka Madasha Arrimaha Beni’aadannimada oo la soo gabagabeeyay

November 26, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo iftiimiyay ahmiyadda shirka u leeyahay xoojinta adeegyada Benii’aadannimada

Guddoomiyaha SoDMA oo iftiimiyay ahmiyadda shirka u leeyahay xoojinta adeegyada Benii’aadannimada

November 26, 2026

Soomaaliya ayaa waxay xiriir diblomaasiyadeed oo adag la leedahay Dowladda iyo Shacabka Turkiga, waxayna xukuumadda Ankara kaalin weyn ka qaadataa dhismaha iyo tayeynta ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed.

Tags: Wasiirka Gaashaandhiga XFS oo sagootiyay ciidan tababar loogu qaaday Turkiga+Sawirro
Previous Post

UK oo galeysa xayiraad cusub oo karoonaha la xiriirta kadib markii ay badatay tirada dadka cudurka uu soo ridanayo

Next Post

Wasaaradda Caafimaadka Koofur Galbeed oo agab looga hortago COVID-19 kala wareegtay AMISOM “SAWIRRO”

Next Post
Wasaaradda Caafimaadka Koofur Galbeed oo agab looga hortago COVID-19 kala wareegtay AMISOM “SAWIRRO”

Wasaaradda Caafimaadka Koofur Galbeed oo agab looga hortago COVID-19 kala wareegtay AMISOM "SAWIRRO"

Shirka Madasha Arrimaha Beni’aadannimada oo la soo gabagabeeyay

Shirka Madasha Arrimaha Beni’aadannimada oo la soo gabagabeeyay

November 26, 2026
0

Waxaa magaalada Dhuusamareeb lagu soo gabagabeeyay Shirka Madasha Arrimaha Bani’aadanimada Soomaaliya (CHF), kaas oo diiradda lagu saaray xaaladda Bani’aadanimada, u...

Guddoomiyaha SoDMA oo iftiimiyay ahmiyadda shirka u leeyahay xoojinta adeegyada Benii’aadannimada

Guddoomiyaha SoDMA oo iftiimiyay ahmiyadda shirka u leeyahay xoojinta adeegyada Benii’aadannimada

November 26, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa hadal ka jeediyay Shirka Madasha Arrimaha Bani’aadanimada Soomaaliya...

Wasiirka Gargaarka Koonfur Galbeed oo ka hadlay Shirka Madasha Arrimaha Benii’aadabnimada Soomaaliya

Wasiirka Gargaarka Koonfur Galbeed oo ka hadlay Shirka Madasha Arrimaha Benii’aadabnimada Soomaaliya

November 26, 2026
0

Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdinasiir Caruush, oo ka hadlay Shirka Madasha Arrimaha Banii’aadanimada Soomaaliya...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo dhaweeyay wafdi ka qeybgalayo shirka CHF

Guddoomiyaha SoDMA oo soo dhaweeyay wafdi ka qeybgalayo shirka CHF

November 26, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb kusoo dhaweeyay madax ka tirsan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In