Tuesday, May 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Gaashaandhiga XFS oo sheegay in la kordhiyay Howlgalada ka dhanka ah Alshabaab.

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Gaashaandhiga XFS oo sheegay in la kordhiyay Howlgalada ka dhanka ah Alshabaab.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa dowlad Goboleedyada ayaa kordhiyay howlgalada looga xureynayo maleeshiyaadka Alshabaab deegaanada ay kaga sugan yihiin Gobolada dalka.

Wasiirka Gaashaandhiga XFS mudane Xassan Cali Maxamed (Amardambe) oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in Alshabaab uu waqtigoodi dhamaaday, isla markaana Ciidamada Qalabka sida ay wadaan howlgallo argagixisada looga ciribtiraayo guud ahaan dalka.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Danjiraha Talyaaniga ee Soomaaliya

May 18, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

.Bayaan ka soo baxay Dowladda oo lagu taageeray Boqortooyada Sacuudiga

May 18, 2026

Wasiir Amardambe ayaa sidoo kale xusay in uu weli furanyahay Cafiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu u fidiyay dhallinyarada ay marin habaabiyeen maleeshiyaadka Arxanlaawayaasha Alshabaab, wuxuuna ugu baaqay dhallinyarada la qalday in ay isku soo dhiibaan Ciidamada ammaanka ka hor inta aan dagaal lagu soo qaban.

Hadalka Wasiirka Gaashaandhiga ayaa imaanaya iyadoo billiihi u dambeeyay aragagixisadu ay weerarro kala kulmayeen Ciidamada Xoogga dalka, kuwa Daraawiishta dowlad Goboleedyada iyo dadka Shacabka ah oo ka biya diiday in ay bixiyaan lacago baad ah.

Previous Post

Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad ka tirsan argagixisada Alshabaab oo lagu laayay Gobolka Hiiraan

Next Post

Afghanistan: Several killed in Taliban car bomb attack in Ghazni

Next Post
Afghanistan: Several killed in Taliban car bomb attack in Ghazni

Afghanistan: Several killed in Taliban car bomb attack in Ghazni

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Danjiraha Talyaaniga ee Soomaaliya

May 18, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya,...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

.Bayaan ka soo baxay Dowladda oo lagu taageeray Boqortooyada Sacuudiga

May 18, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa isku dayga weerar ee loo adeegsaday diyaaradaha aan duuliyaha lahayn, kaas oo...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Safiirka Turkiga iyo saraakiil kale

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Safiirka Turkiga iyo saraakiil kale

May 18, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Mudane Alper...

Wasiirka Amniga Gudaha oo Muqdisho ka daah-furay tababarka macallimiinta Booliiska Soomaaliyeed

Wasiirka Amniga Gudaha oo Muqdisho ka daah-furay tababarka macallimiinta Booliiska Soomaaliyeed

May 18, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga daah-furay tababarka macallimiinta Ciidanka Booliiska...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In