Wednesday, March 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Gaashaandhigga”Dagaalka lagula jiro Khawaarijta waxaa kaalin weyn ku leh Ciidamada Cirka.”

Idman Yahye by Idman Yahye
1 year ago
in Wararka
0
Wasiirka Gaashaandhigga”Dagaalka lagula jiro Khawaarijta waxaa kaalin weyn ku leh Ciidamada Cirka.”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

RADIO MUQDISHO: Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo la hadlayay warbaahinta qarnka ayaa sheegay in dagaal lagula jiro khawaarijta ay kaalin weyn ku leeyihin ciidanka cirka soomaaliya oo adeegsanayo diyaaradaha ay dowladda soo iibsatay khwaarijtana lagu naafeyay.

“Dagaalka lagula jiro Khawaarijta waxaa kaalin weyn ku leh Ciidamada Cirka Soomaaliyeed oo adeegsanaya diyaarado ay Soomaaliya leedahay oo ay soo iibsatay, taasi oo cadawga aad u naafeysay”ayuu yiri Wasiirka Cabdulqaadir Maxamed Nuur.

Related posts

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

March 25, 2026
Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

March 25, 2026

Wasiirka ayaa intaa ku daray in ay korortay awoodda ciidanka cirka iyo duqeymaha isdabajooga ah ee lala bartilmaamedsanayo argagixisada,isagoo tilmaamay in guula wawey laga gaaray howlgallada ka dhanka ah khawaarijta ee ka socda guud ahaan dalka.

Wasiirka Gaashaandhigga Waxa uu sidoo kale sheegay in dolwadda ay gacanta ku heyso xubnno katirsan khawaarijta oo iyaga oo dagaalamay inta risaastii ka dhamatay dagaalada ku dhaawacmay dowladana ay gacnta ku heyso ayna daweeyneyso,wuxuu ugu baaqay dhalinyarada la qalday ee wali ka bar-bar dagaalamay argagixisada in ay heestaan fursad oo ay isku soo dhiibaan dowladda.

Previous Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo magacaabay guddi warbixin kasoo diyaarin doona caqabadaha ka taagan safarrada xildhibanadda

Next Post

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Next Post
Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

March 25, 2026
0

Boqolaal qoys oo ka mid ah dadka ay saameysay abaarta daran ayaa gargaar biyo dhaamin ah laga gaarsiiyay deegaanno hoostaga...

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

March 25, 2026
0

Arday Soomaaliyeed ayaa guul taariikhi ah ka gaaray tartan caalami ah oo lagu qabtay dalka Shiinaha, iyagoo matalayay magaca iyo...

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
0

Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In